HomeBadhsaab ku-xigeenkii Gobolka Sanaag oo maanta si heer Qaran ah loogu aasay...

Badhsaab ku-xigeenkii Gobolka Sanaag oo maanta si heer Qaran ah loogu aasay Magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa, 19 February 2012 (SLpost)- Alle ha u naxariiste Badhasaabkii ku-xigeenkii gobolka Sanaag Cabdicasiis Xasan Siciid, ayaa maanta si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Naasa-hablood ee magaalada Hargeysa.

Marxuumka ayaa waxa aaskiisa ka soo qaybgalay  masuuliyiin ka tirsan  xukuumada, Xildhibaano,madax dhaqameedyo iyo  Dadweyne kale oo tiro badan ,waxaana  Marxuumka  uu muddooyinkan dambe la liitay xannuun hayay oo daaweyn loogu geeyay  magaalada Addisa Ababa ee xarunta dalka Ethiopia.Laakiin markii ay xaaladiisa caafimaad ka soo raysay muddo ka dib, ayaa dalka dib loogu soo celiyay , waxaana  uu  geeriyooday xannuunka oo ku soo laba kacleeyay sida ay sheegeen qaar ka mid ah eheladiisu.

Marxuum Cabdicasiis Xasan Siciid, ayaa muddo ka badan todobo sanno waxa uu ahaa Badhsaab ku-xigeenkii gobolka Sanaag, waxana uu ahaa masuul sarre oo ka tirsan xukuumadii Daahir Rayaale, sidoo kalle waxa uu ku jirey Waxgaradka iyo Aqoonyahanadda Gobolka Sanaag.

Marxuumka waxa tacsi u diraya Maayarka Degmada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur Faarax ,Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi, Wasiir-Xigeenka Maaliyadda Warsame Siciid Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Cabdiwaaxid Cabdulqaadir Cabdulraxmaan, Maareeye Xigeenka Madbacadda Qaranka Jaamac Axmed Cabdiraxmaan, Suldaan Rashiid Suldaan Cali Ducaale, Boqor Maxamed Nuux, Maxamed Kaahin Axmed, Ismaaciil Xuseen Farjar, Maxamed Ismaaciil Kabaweyne, Maxamed Cartan

Waxaanay Eebbe uga baryayaan inuu naxaristii jannao ka waraabiyo, Dhammaan dadkii uu baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories