HomeSiyaasada Dhuumashada Dhabarku Muuqdo (Siyaasada Siilaanyo) - By Ismail M. Gadiid

Siyaasada Dhuumashada Dhabarku Muuqdo (Siyaasada Siilaanyo) – By Ismail M. Gadiid

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Sxbyaal salaan guud, waxaan jeclahey in aan wax ka yidhaadhdo siyaasada M/weynaha ee ku aadan arimaha dibeda oo aan ka soo qaadanayo dhawrkan qodob ee hoos ku xusan

1) M/weynuhu wuxuu sheegey in siyaasadii arimaha dibeda ee Somaliland uu bedeley lamana qeexin bedelkeeda(political statement only)

2) M/weynuhu wuxuu magacaabey safiir keliya oo la socdey magacaabista wasiiro, kaasoo ahaa safiir uu u magacaabey  Ethopia, macnihiisuna ahaa ethopia muhiim nooma aha.

3) M/weynuhu wuxuu dhowr jeer ka dhawaajiyey xidhiidhka jaamacada carabta waxa la isweydiiyey ma inaga ayaa majaharihii badalney mise iyaga ayaa isbedeley? jawaabtu waa inaga ayaa isbedelney, jaamacada carabtu waxay ku adeegtaa siyaasada arimaha dibeda ee MASAR oo ku aadan in ethopia ay ahaato cadowga beesha soomaaliyeed tii ALLAH  ayaa timid oo hilfaha u laabtey dawladii MASAR.

4) M/weynaha dawladiisu waxey tiro dhawr jeer ah ku celisey iney meel kasta u tegeyso danta Somaliland, su’aal meel kasta macnahee ayeey leedahey? lagama jawaabin ilaa hada waase lagu dhaqmaa si qarsoodi iyo muhmal ahba.

5) Shirkan London waa Booraan Hadimo oo uu M/weynuhu toos u ogyahey,wuxuuna door bidey in uu cad quudheed qaato, oo lacag iyo wax la mida oo shuruud quudheed ku jirto taasoo aynu ka calool adeygney toosna u diidney oo aynu nidhi GORGORTAN ma leh inagoo dhulka naalna 1991-2000, maanta oo aan dhisnahey kana fiicnahey dhan kasta waa maxey baahida maanta cad quudheed i cunsiineysa hase yeeshee waxaa maanta guudka u ritey ceebtaasi kaliya Golaha Wakiilada Somaliland, xukuumadu horeba wey iga qeyb gashey iyadu oo waa kii XIIMAAYE(wasiirka arimaha dibeda) lahaa waa markii u horeysey.

Afkeyga soo marin maayo Golaha Guurtida oo aan u arko waxa keliya ee aanu dheernahey Somalia,Gobolka,Geeska iyo Aduunkaba, qodobkan la hor keeneyna waa qodob si gaar ah u taabanayey Wakiilada, shirkan ma aha shir Soomaliya loo qabtey ee waa shir aduunyadu ka tashatey Somalia, waana Maxmiyad la gaadhsiinayo dawladnimo sidii 1950-1960, tana waa 10 sanno oo soo noqdey li’anna taariikhdu wey soo noq-noqotaa, kolkaas waa bar madow oo taariikhda siyaasadeed ee M/weyne Siilaanyo ku ooli doonta.

SOMALILAND horeyna siyaasi waxba yeeli kari waa maantana wey ku sii koreysaa waxeyna talaabadani soo dhaweyneysaa barkhadii iyo barwaaqadii ay SOMALILAND sugeysey mudada dheer oo ah dawladii CADAALADAtaasoo dhamaan astaamihii muujinayey in la gaadhey ay muuqdaan, laakiin qolada hada horboodeysa kuma shaqeynayaan majarahaasi iyo mid u dhow toona waxey ku shaqeeyaan bil cakis waase mahad ALLAH kol hadii taagerayaashii indhaha iyo dhegahaba dabooshey maanta ay iyagu ugu dhawaaq dheer yihiin oo wixii shaley ay diidanayeen iney maqlaan oo aheyd RUNTII ay maanta qasab ku noqotey hadey jecel yihiin iyo hadey neceb yihiinba RUNNI WAA KAMA RAYS NOQOTEY

DHIGTA UDUB LA DOON DOON

DHUD AH OO XARIIR AH IYO

ISMA LAHA KU DHIICO LEH

DHAQSO UGU JUQAASHIYO

WAA SIDEE DHIMBIILOOW

INEY KALA DHAQAAQDEY

KU DHAWAATEY CAAWEEE

DHAWRKAN JILIBEE LOO SHIREY

DHUBUQ DHUBUQ HORAAN

DHABANADA LA HEYSTEE

DHAMACAW BAL FAALEE

DHAQANKEENU SUU YAHEY

SOO DHAWAA ILOWSHUHU

DHALINTII HARGEYSIYO

AAWEY DHAAYAHEENII

INTA DHAAWACEEN QABNO

MIDNA INAGA OON DHAYIN

MIYEEYNU HADAL KU DHAAFNAA?(shahiid AXMED-JIINIYAS)

 

Ismail M Gadiid London

imgadiid@gmail.com

19-02-2012

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories