First 3G in Somaliland: SOMTEL service for high speed Internet
Somtel, a telecom company equipped latest European technology was established throughout Somaliland in 2010, and up to now 500 persons in different levels got...
China: Madaxweyne Siilaanyo vs Balaayo-Madow – Hanjabaadda inuu Madaxweynaha Dalka ku soo Celinayo – DHAGAYSO
SAFARKA MADAXWEYNAHA + CISMAAN BALAAYO MADOW iyo wararkii ugu Dambeeyay Beijing (SLpost)- Boqor Cismaan Maxamuud Buurmadoow, ayaa shalay ka dul-dagay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed...
Isburinta hadallada saraakiisha maleeshiyada Shabaab oo wax weyn fashiliyey
Muqdisho (SLpost)- Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha sarsare ee Malleeshiyada Al-Shabaab oo war-baahinta lahad layay ayaa daaha ka fayday khilaaf...
Khasaaare ka dhashay roobab waaweyn oo ka da’ay Gobolka Saaxil
Berbera (SLpost)- Lix qof ayaa ku geeriyooday kuwa kalana illaa hadda lama hayo meel ay jaan iyo cidhib dhigeen, ka dib markii Roobab xooggan...
Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Togdheer oo sheegay in wada shaqayn la’aani ka dhaxayso maamulka Gobolka
Burco (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar, ayaa sheegay in wada shaqayn la’aani ka dhaxayso maamulka gobolkaas, isla markaana uu...
Somaliland oo shaacisay Qorshe ay Ganacsato Shiine ahi Maalgashi uga fuliyaan Dalkeeda
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday in dalkeeda ay dhawr goor oo kala dambaysay Safarro kala duwan ku yimaaddeen Masuuliyiin...
Mudaharaad xubno Baarlamaanka Baxrayn ka tirsani ka qayb galeen oo lagu canbaareeyay hoggaanka Suuriya
Manama (SLpost): Xarunta dalka Baxrayn waxa maalintii shalay ka dhacay Mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo siyaasadaha iyo xooga dawladda Suuriya ku muqiininayso dadka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

