Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Wefti ka socda Iiraan oo Muqdisho yimiday iyo Alshabaab oo dhalinyaro ciqaabtay

Muqdisho  (SLPOST)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Iiraan Cali Akbar Saalixi iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa shalay soo gaadhay magaalada Muqdisho, waxaanu kulammo la...

Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA oo sheegay inay Maxkamadda Sare u gudbiyeen Dacwad ka dhan ah Xeer Ilaalinta Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Ururka SaxaafaUrrda Somaliland ee SOLJA ayaa si adag u cambaareeyey Falal ay sheegeen in Xukuumadda talada haysaa ay kula kacday qaar ka mid...

Wasiirkii hore ee Daakhiliga oo Xilkii ku wareejiyay Ku-xigeenka Wasaaradda + SAWIRO + CODAD

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee wasaaradda Arrimaha gudaha Dr Maxamed Cabdi Gabboose oo todobaadkan iska casilay wasaaradda Daakhiliga ayaa xilkii ku wareejiyay wasiir-ku-xigeenka wasaaradda...

Cadceed Dul-hoganaysa Ballidhiig, Horumarka Ay samaynayaan Qurbajoogta, Baraarugga Deegaanka iyo Kaalintii Xukuumadda Oo Maqan

Magaalada Balidhiig ayaa waxa ay tahay magaalo aad u facweyn hasayeshee ay afeeyeen dagaalo faraha lagaga gubtay walina aykisii muuqdaan dhaawaca kasoo gaadhay dagaaladii...

Guddida Cadaaladda Qaranka oo shaqadii ka joojiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hargeysa

Hargaysa (SLpost)- Guddoomiyihii Makmadda Rafcaanka Gobolka Hargeysa ayaa xilkii laga qaaday ka dib wareegto shaqo-ka-joojin ah oo uu soo saaray wasiirka Caddaalada Somaliland Xuseen...

Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan-geliyay Xeerka Furashada ururrada Siyaasadda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  ayaa maanta ku dhawaaqay  Dhaqan-gelinta Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda. Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada...

Muj. Dhegoweyne oo ka cudur-daartay Waraysi uu siiyay baxay Wargeyska Ogaal

Hargeysa (SLpost)- Mujaahid Ibraahin Cabdillaahi Xuseen (Dhagaweyne), oo horraantii bishan barakaysan ee Ramadaan waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyey Wargeyska Ogaal, ayaa qayb...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img