Maxamed Mooge Readers Club Oo Caawa Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Naadi akhris oo cusub laguna magacaabo Maxamed Mooge Readers Club, ayaa caawa lagaga dhawaaqay caasimada Somaliland ee Hargeysa. Xafladda lagu daahfurayay naadiga oo...
Hargeysa: Xiisaha Kulamada ka socda garoonka 31-ka May oo gebo-gebo ku dhow
SLpost Sports - Weli waxa si habsami ah uga sii socda garoonka 31-May tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan oo ay ku hirdamayaan 20-kooxood. Waxaana shalay...
Xulka Kubadda Cagta Holland oo Kaalinta Koowaad ka riixday Xulka Spain
SLpost Sports - Xulka Spainoo xulalka adduunka ugu horreeyay muddo badan ayaa haataan ay soo dhamaatay, iyadoo xulka Holland uu hogaaminaayo kaalinta koowaad ee...
Awoodda tabobare Jose Mourinho Real Madrid oo si weyn loo dhaliilay
SLpost Sports- Madaxweynihi hore ee kooxda Real Madrid Roman Calderon ayaa cambaareeyey awooda uu tababare Jose Mourinho ku leeyahay kooxda isagoo sheegay in uu...
Kaabashka waxa uu waxtar u leeyahay dadka xanuunka Macaanku Asiibay (Diabetes II)
Hargeysa, (SLpost)- Daraasadii ugu danbaysay dhinaca caafimaadka aadamaha oo dhawaan laga sameeyay dalka Ingiriiska ayaa daaha ka rogtay faa’iidada khudaarta cagaaran, gaar ahaan kuwa...
HIIL-SHARCI: CODSI KA NOQOSHO SAXEEXIDA XEER Lr. 14/2011 iyo DIB UGU CELIN GOLAHA WAKIILADA iyo KA DALBASHO G/GUURTIDA MUDO-KORDHIN DAMBE OO LIX...
Anigoo ah Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid (Sali-Dhige) waxa Dhaqanka, Diinta iyo Sharciga Islaamkuba ay iga mamnuucayaan inaan Caarido, ihaaneeyo ama xaqiro iyo inaan ka...
Somalia
Bannaan-bax loogu magac-daray Maalinta Xoreynta Muqdisho oo ka dhacay Caasimadda
Muqdisho (SLPOST)- Bannaanbax loogu magacdaray ‘Maalinta Xoreynta Muqdisho’ oo uu soo qabanqaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa shalay ka dhacay garoonka kubadda Cagta ee Koonis...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

