Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan-geliyay Xeerka Furashada ururrada Siyaasadda

Must Read

kaariye
kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011.

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  ayaa maanta ku dhawaaqay  Dhaqan-gelinta Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda.

Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu shaaciyay go’aanka madaxweynaha, waxaana go’aanka madaxweynaha lagu sheegay sidan:

“Madaxweynaha Somaliland

Markuu Arkay:  Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,

Markuu Helay:  Go’aanka Golaha Wakiilada JSL ee Go’aan Lr. GW/KF-15/534/2011, ee Ansixinta Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda,

Markuu Arkay:  Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.

Wuxuu Soo Saaray,

Dhaqan-galka Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Xeer Lr. 14/2011.”

ALLAA MAHAD LEH

Xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada JSL.

- Advertisement -

Latest News

International economist joins Bank of Somaliland’s Monetary Policy and Research Team

The Bank of Somaliland has appointed Bermudian economist Ywione Darrell to its Monetary Policy and Research Team under the prestigious Overseas Development Institute Fellowship Scheme, bringing international economic expertise to the country's central banking institution.
- Advertisement -

More Articles Like This

- Advertisement -