Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Somaliland oo hay’adda UNICEF ku eedaysay ficillo lid ku ah Jiritaankeeda

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul u cambaaraysay go’aan kasoo baxay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Carruurta ee UNICEF Xafiiskeeda ka hawlgala Hargeysa. Go’aanka...

Muj. Cali-guray oo ka hadlay khilaafka Garabyada UCID, sharciyaddiisa iyo Cidda Saxsan

Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB  Cali Maxamed Yuusuf Cali (Guray), ayaa markii ugu horreysay ka hadlay awoodaha Guddiyada Fulinta ee Xisbiyada...

Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo u kicitimay dalka Imaaraadka Carabta

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Dibada iyo Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa shalay dalka Imaaraadka...

Shirkadda Al-Nuur Oo Carruurta Xarunta Agoomaha Ugu Deeqday Dharkii Ciidda

Hargeysa (SLpost) - Shirkadda Al- Nuur ayaa xarunta agoomaha Hargeysa ugu tabarucdday dharka Ciidda ee caruurta Xaruntaasi oo ka kooban shan boqol iyo sagaal...

Cali Warancade oo difaacay Masuuliyiin loo xukumay Musuq-maasuq

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Siyaasadda Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB Cali Maxamed Warrancade, ayaa si aan caddeyn u difaacay masuuliyiin dhawaan ay xukunno ku ridday...

Tuugta Hargeysa oo bilaabay qaab ka duwan habkii ay waxyeellada iyo boobka ugula kici jireen Dadweynaha

Hargeysa  (SLpost)- Tuugta ku dhaqan Caasimadda Hargeysa ee ku shaqaysta tuugonimada, ayaa maalmihii u u dambeeyay ee Bisha barakaysan ee Ramadaan si badheedh ah...

Xukuumadda Siilaanyo oo Xeer-ilaalinta u gudbisay Dacwad ka dhan TV-ga Caalamiga ah ee Horn Cable

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Xeer-ilaalinta u gudbisay shalay Dacwad ka dhan ah Telifeshinka caalamiga ah ee Horn Cable TV, ka dib markii uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img