HomeWefti ka kooban Xildhibaanno iyo Wasiirro oo Borama u tagay xalinta Khilaafka...

Wefti ka kooban Xildhibaanno iyo Wasiirro oo Borama u tagay xalinta Khilaafka Caleemo-saarka Ugaaska Samaroon

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankHargeysa, (SLpost) – Xukuumadda Somaliland ayaa gobolka Awdal u dirtay Shan Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Guurtidda Somaliland iyo laba Wasiir oo kala ah Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Axmed Xaashi Oday iyo Gaashaandhiga Axmed X C ali Cadami.

Weftigan oo habeen hore gaadhay magaalo-madaxda Gobolkaasi ee Boorama, ayaa sheegay ujeeddada Socdaalkoodu inay la xidhiidho sidii ay wax uga qaban lahaayeen Maslaxadda guud ee Gobolkaasi, gaar ahaanna khilaafka Beelaha Samaroon ku dhex maraya Ugaas qaar ka mid ah Beelahaasi doonayaan inay ku Caleemo saaraan Deegaankaasi

Xildhibaan Muxumed Aw Axmed oo ah guddoomiyaha Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtidda oo aanu khadka Telefoonka kula xidhiidhnay goor dhaweyd ayaa Waaheen u sheegay in gudagali doonaan sidii ay u xalin lahaayeen khilaafka ka taagan Ugaaska waxaanu sheegay “Adeer imikaanu galnay magaaladaba, walina maanaan fadhiisan, hawsha aanu u soconaana waa Maslaxada guud ee dadkaasi, markaa hawsha markaanu galno ayaanu wixii war ah ee ka soo baxa idin siin doonaa” ayuu yidhi

Hase yeeshee mar aanu wax ka weydiinay ujeedada rasmiga ah socdaalkoodu inay la xidhiidho khilaafka Ugaaska ka taagan iyo inkale waxa uu yidhi “Sidaa aad sheegtay weeyi Ugaaska ayay kolay hawshayadu tahay sidii aanu dhinacyada isku haya u wada hadashiin lahayn iskuguna soo dhaweyn lahayn arrinta,” ayuu ku soo koobay

Xildhibaanada kale ee ku wehelinaya Xildhibaan Muxmed Aw Cabdi waxay kala yihiin Odayaasha ug waaweyn Golahaasi oo kala ah Sheekh Khaliif, Axmed Muuse Obsiiye Gacan, Caydiid Cabdi Maxamed, Yuusuf C/laahi Cawaale Khilaafka ka dhashay Ugaas la yidhaahdo Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi oo ku sugan magaaladda Jigjiga ee Itoobiya ayaa Gobolka Awdal beelaha Degan ee Samaroon  oo ay qaar-na taageersan yihiin kuwana Diidan yihiina ayaa khilaaf weyn ka dhex abuuray, waxaanay gaadhay ilaa heer ay ku kala saftaan Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolkaasi iyo Madaxda Xukuumadda qaarkood, kuwaasoo hadalo taageero iyo diidmo isugu jira Saxaafadda isku mariyay.

Somalilandpost.net

Editor@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories