Wasiirka Gaashaan-dhigga Somaliland oo ka hadlay khilaafka beelaha Sanaag, Masuuliyiintii Puntland Afduubtay iyo xaalada Bariga Sanaag
Hargeysa (SLpost)– Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya beelaha wada deggan gobolka Sanaag isaga oo sheegay...
Wasiirka Khaarajiga Somaliland oo kulamo la yeeshay Guddiga Arrimaha Afrika ee labada Aqal ee Maraykanka
Washington (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa maanta la kulmay xildhibaanno ka tirsan labada Aqal Maraykanka isaga oo kala hadlay...
Hadalkii Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Waa Mid ku Qotoma Xaqiiqda!
Caamir Gaaxnuug Warmahaye – Hargeysa Waxa aanay muddo ka soo wareegin shirkii jaraa’id ee uu qabtay Guddoomiye-ku-xigeenka xisbiga talada haya KULMIYE Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ee uu...
Hoggaamiyahee U Qalma In Loo Aqoonsado Aabbaha Somaliland?
Hordhac iyo Afeef: Qormooyinkani waa dar gooni ii ah, hal-gunaanadka ay ku gororayaanna kuma metelo cid aan naftayda ahayn. Ma aha kuwo ka arradan tiirarka...
Shirkadda Somtel oo Xafiiskii 2aad ka furatay Degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil
"Horta saw maanta noomaydaan keenin Somtel, iga Walla, inaanan mid kaleba qaadanayn," Bucurde Sheekh (SLpost)- Xaflad ballaadhan oo lagu furayey xafiiskii 2aad ee xarumaha Shirkadda...
Xisbiga UCID oo saheegay in xubnaha Qurbo-joogga ah ee iska Casilay aanay saamayn ku yeelanayn taageeradii Xisbiga
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa sheegay in bishii July ee la soo dhaafay ay shaqadii ka joojiyeen wakiiladii gobolada dalka iyo...
Somaliland: Court of Appeals Confirms Fine for Newspaper Editor
Hargeisa (SLpost)- Hargeisa Regional Court of Appeals announced its verdict in a defamation case filed by Somaliland Civil Aviation and Air Transport Minister Mohamed...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

