HomeXisbiga UCID oo saheegay in xubnaha Qurbo-joogga ah ee iska Casilay aanay...

Xisbiga UCID oo saheegay in xubnaha Qurbo-joogga ah ee iska Casilay aanay saamayn ku yeelanayn taageeradii Xisbiga

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa sheegay in bishii July ee la soo dhaafay ay shaqadii ka joojiyeen wakiiladii gobolada dalka iyo dalalka dibada.

“Waxaanu dhamaan ogaysiinaynaa xubnayaasha xisbiga UCID iyo taageerayaashaaba meel kasta oo ay joogaanba in xisbiga lagu hayay dib u habayn laga bilaabo bishii julay ee 2010-kii ,markaasna bishii January 31 keedii in la go’aansaday in shaqooyinka laga wada joojiyo dhamaan madaxda laamaha dibada iyo madaxda gobolada dalka,”ayaa lagu yidhi war-saxaafadeed uu Xogahaya warfaafinta ee Xisbiga UCID C/Naasir Yuusuf Cismaan uu caawa soo saaray.

Waxa kale oo war-saxaafadeedkaasi lagu sheegay in xubno aan xil u haynin Xisbigu ay sheegteen inay is casileen.

“Waxay bilaabeen shakhsiyaadkii faro ku tiriska ahaa ee hore looga qaaday xilalka kana qayb qaatay shirqoolkii lala damacsanaa in lagu burburiyo xisbiga UCID inay Saxaafada siiyaan qoraalo been ah oo ay isku casilayaan iyagoo aan xisbiga xilba ka haynin,”ayaa lagu yidhi war-saxaafadeedkaas.

“Waxaanu u sheegaynaa shacbi weynaha reer Somaliland iyo taageerayaasha xisbiga UCID meelka kasta oo ay joogaanba in aanay shakhsiyaadkaasi xisbiga dan u ahayn xisbiguna aanu waxba u noqonayn, kana raysan doono xilalka laga qadayna insha allaahu dad karti leh oo daacad ahi buuxin doonaan,”ayuu tilmaamay warkaasi.

Qoraalka UCID waxay ku doodeen in is casilaada xubno ka mid ah Wakiiladii dibadu aanay waxba u dhimayn taageeradii Xisbiga.

“Talaabadaasina aanay taageradii shacbi weynaha reer soomaliland xisbiga UCID iyo gudoomiyahba ay u hayeen aanay waxba u dhimayn, iyo sharaftii sumcadii xisbigu lahaaba. waana iska caado ciddii ku guuldaraysata xumaan ay wadeen inay iska dhigaan dad sharaf lahaa,”ayaa lagu soo gabo-gabeeyay war-saxaafadeedkaasi.

Somalilandpost.net

Editor@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories