Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Raashinka iyo dawooyinka dhaca ha la Horgeeyo Guurtida si ay muddo kordhin ugu Sameeyaan!

Sida ku cad distoorka Somaliland shacabku waxay sannadkii 2001uga gudbeen nidaamkii hab-beeleedka tubta dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka asxaabta kala duwan oo muwaadiniinta xaq u siisay ...

Guddoomiyaha Wakiillada oo iftiimiyay xidhiidh ka dhexeeya khilaafka UCID iyo hanjabaada UDUB ee beddelaadda Shir-guddoonka Wakiillada

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) oo safar shaqo dibadda ugu maqnaa muddo laba todobaad ku dhow ayaa maanta...

Kal fadhigii 16 aad Ee Goloha Wakiiladda Somaliland Oo Maanta Furmay

Hargeysa (SLpost)- Kal Fadhigii 16 Aad ee Goloha Wakiiladda Somaliland, ayaa Maanta Si rasmi ah uga Furmay Xarunta Golahooda, waxaana xildhibaannada loo qaybiyey xeerarka...

Guddoomiye Ramaax oo ka digay khilaaf ka dhalan kara shirka Dubureed ee beesha Saaxil, qurbe-joogga gobolkana si adag ula hadlay

Hargeysa (SLpost)- Badhasaab Gobolka Saaxil Md. Maxamuud Cali Saleeman (Ramaax) ayaa ka hadlay shirka la isku khilaafsan yahay ee loo asteeyay in uu ka...

Hay’adda Amnesty oo Eretariya ka dalbatay in la sii-daayo maxaabiis siyaasadeed

London,  (SLpost)-Xukuumada dalka Erretariya ayaa laga dalbaday inay xabsiyada ka sii dayso 11 qof oo saraakiil sar-sare hore u ahaa, kuwaasoo mudo toban sannadood...

Dagaalo culus oo ka socda Magaalooyinka Sirta iyo Bin Waleed ee dalka Libya + SAWIRRO

Tripoli, (SLpost)– Sida wakaaladaha wararka dunidu ku waramayaan dagaalo qadhaadh oo aan waxba la iskula hadhin ayaa ka soconaya magaalooyinka Sirta iyo Bin waleed...

Ganacsade dab isku-qabadsiiyey bangi Hortii ka dib markii Deyn lagu yeeshay

Thessaloniki, (SLpost)- Nin ka mid ah ganacsatada dalka Giriiga ayaa dab isku hor qabadsiiyay xarun bangi oo ku taala Thessaloniki ee waqooyiga dalkaas, ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img