Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Dahabshiil Waa Muwaaddin ku dayasho Mudan

Waxaan ku bilaabayaa qoraalkayga, in aan marka hore cadeeyo in aanan annigu ahayn qof iska jeclaaday Dahabshiil, in aanan degaan ama hayb midna la...

Raysal-wasaaraha Ingiriiska oo wacad ku maray inay qaadayaan tallaabo kasta oo ay kusoo furan karaan Haweenayda Al-Shabaab ka haysato

Muqdisho, (SLpost)- Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Ingiriiska Mr. David Cameron, ayaa wacad ku maray in dawladdiisu ay qaadayso tallaabo kasta oo ay kusoo furan karaan...

Wenger oo si cadho leh uga hadlay Guuldaradii Kooxdiisa ee Blackburn

SLpost Sports - Tababaraha kooxda Arsenal ayaa banaanka soo dhigay sida uu uga cadhaysan yahay guuldaradii xalay ka soo gaadhay kooxda Blackburn oo 4-3...

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Gaadhay Boorame iyo Badhasaabka Cusub oo Xilkii la wareegay

Boorame (SLpost)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad ayaa maanta barqadii gaadhay Magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal. Socdaalka Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Saqadhi...

Xukuumada oo Raadinaysa Fursad ay kaga Qayb Gasho Munaasibad Labaad oo loo Qabto Ugaaska Gadabuursi iyo Sida ay Boorame u Beddeshay Khudabadihii Ugaasku

Boorame (SLpost)-Ciirada duulaantiyo ceeryaanta maan rogo, waa tuduc hordhac u ah jawigii guud ahaanba ku xeernaa soo dhaweynta Ugaaska Gadabuursi Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble...

Wasiirka Caafimaadka oo Xilka ka qaaday Agaasimihii Cusbitaalka Guud ee Hargeysa

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuseen-Xoog)  ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Cusbitaalka magaalada Hargeysa  Dr. Maxamed Axmed...

Xukuumadda Somaliland oo shaacisay xaddiga lacageed ee loo ururiyey Barakacayaasha Soomaaliya, meelaha loo qaybinayo iyo weliba Cidda Qaadaysa

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Ganacsiga Somaliland Md. Cabdirisaaq Khaliif oo ka mid ah guddigii Xukuumadda ee loo igmaday inay lacagta qaadhaanka ah u ururiyaan ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img