Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Nuxurka Codsi iyo taageero Ururka dhalinyarada ee SONYO u gudbiyeen madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamd Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan qasriga Madaxtooyada kula yeesha Dallada kulmisa dhalinyarada Somaliland ee loo soo gaabiyo...

Xogo dheeraad ah oo ku saabsan Masiibadii ka dhacday Dooxa Agabar + SAWIRRO

Hargeysa, (SLpost)- Waxay ahayd xalay saqdii dhexe markii ay masiibo dad badan ku dhinteen ka dhacday deegaanka Agabar ee woqooyiga magaalada Hargeysa. Laba baabuur oo...

Golaha Wakiilada oo maanta ansixiyey Gudida Diiwaangelinta Ururda Siyaasada, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiirul-dawlaha Arrimaha Dibadda

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Fadhigoodii  Maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Toddobada Xubnood ee Gudida Diiwaangelinta ururada Siyaasada  ee madaxweynuhu magacaabay. Sidoo Kale,...

Khasaaraha ka dhashay baabuur daad ku qaaday Dooxa Agabar ee Woqooyiga Magaalada Hargeysa

Hargeysa, (SLpost)- Dooxa Tuulada Agabar ee Woqooyiga Hargeysa ayaa la tagay  Laba Baabuur oo nooca Land Cruiser  kuwaas oo siday rakaab u safrayey dhinaca...

Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo Baaq Qaylo Dhaan ah Ka Bixiyay Dadka Abaaruhu Ku Saameeyeen Waqooyiga Gobolda Gabiley iyo Awdal

Gabiley, (SLpost)-Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo kamid ah Madax-dhaqameedka Gobollada Gabiley iyo Awdal, ayaa qeylo ka bixiyay in gurmad degdeg ah lala soo gaadho...

Orod-yahanka Caanka Ah Ee Mo Farah Oo Soo Dhawayn Meeqaamkeedu Sareeyo Kala Kulmay Maamulka iyo Dadwaynaha Reer Gabiley

Gabiley, (SLpost)-Maamullada heer Gobol iyo heer Degmo ee Gobolka Gabiley iyo waliba Dadwayne aad u tiro badan ayaa maanta soo dhawayn meeqaamkeedu sarreeyo ku...

Qaar ka mid ah Ardayda Dugsiyada Sare ee Hargeysa oo Cabasho macalimiin la’aan ah la hortagay Wasaaradda Waxbarashada

Hargeysa,  (SLpost)- Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare, Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa ku guulaysatay dejinta Ardayda wax ka dhigata Dugsiga Sarre ee Gandi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img