HomeSuldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo Baaq Qaylo Dhaan ah Ka Bixiyay Dadka...

Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo Baaq Qaylo Dhaan ah Ka Bixiyay Dadka Abaaruhu Ku Saameeyeen Waqooyiga Gobolda Gabiley iyo Awdal

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Gabiley, (SLpost)-Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo kamid ah Madax-dhaqameedka Gobollada Gabiley iyo Awdal, ayaa qeylo ka bixiyay in gurmad degdeg ah lala soo gaadho dadka xoolo dhaqatada ah, ee ku nool Waqooyiga Gobolada  Gabiley iyo Awdal, oo abaartu saamayn culus ku yeelatay dad iyo duunyaba.

blankWaxa uu Suldaanku qeyla dhaantiisa u gudbiyay, baaqna ugu gudbiyay Hay’adaha Samfalka Caalamiga ah, Xukuumada iyo qurba jooga Smalilandba in ay gurmad degdeg ah oo cuno iyo hu, ah lasoo  aadhaan kuwaas oo sida Suldaanku sheegay hada qaxooti ahaan iyo barakac kusoo gaadhay tuulooyin kamid ah Waqooyiga Gabiley iyo Awdalba.

“Waxaan u rajaneynaa in illaahay shacbigan kasoo gaadho dhibaatada abaarta ee saamaynta adag ku yeelatay illaahow ka sokow, waxaan usoo jeedinayaa Xukuumada ,Hay,adaha Samafalka Caalamiga ah iyo qurba jooga Somalilandba in dadkan lala soo gaadho gurmad degdeg ah maadaama, ay xoolihii abaartu ka madhisay oo aanay hada heysanin cunto iyo hu,ba kuwaas oo intoodii badnayd kusoo qaxeen tuulooyinka Waqooyiga GoboladaGabiley iyo Awdalba, waxaana loo baahan yahay in degdeg loo soo
gaadho, waayo xoolihii way dhamaadeen markaa waxaa ku xiga dadkii oo daranyo u dhimanaya mar labaad ayaanu codsanaynaa, dhinacyadaa aanu lahadalnay in ay usoo gurmadaan oo ay si degdeg ah usoo gaadhaan”Ayuu yidhi Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar.

Waxa kale oo uu intaa ku darey hadalkiisa in aanay dadkan uu sheegay aanay jirin meel baabuur gaadhayo oo wax loogu geeyaa iyagoo, hada ku sugan xaalad adag islamarkaana aanay wali gaadhin Xukuumada iyo Warbaahinta ka waramaysay abaaraha, waana mid daba taxan ah ilaa Waqooyi ilaa Xeeb.

Somalilandpost.net

Contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories