HomeGolaha Wakiilada oo maanta ansixiyey Gudida Diiwaangelinta Ururda Siyaasada, Wasiirka Arrimaha Gudaha...

Golaha Wakiilada oo maanta ansixiyey Gudida Diiwaangelinta Ururda Siyaasada, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiirul-dawlaha Arrimaha Dibadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Fadhigoodii  Maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Toddobada Xubnood ee Gudida Diiwaangelinta ururada Siyaasada  ee madaxweynuhu magacaabay.

blankSidoo Kale, Goluhu waxa uu maanta fadhigooda ku ansixiyey Wasiiradda Arrimaha Gudaha iyo Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibada.
Fadhigan oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdi raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), waxa Golaha ka soo xaadiray 59 Xildhibaan oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada.

Xildhibaanada ayaa Ka dib warbixin laga bixiyey Sooyaalka Taariikheeda ee Gudidan waxay mid mid ugu codeeyeen Masuuliyiinta Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyaga oo ku meel mariyey Cod Aqlabiyad ah.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa waxa u codeeyey 57 Xildhibaan Hal Xidhibaana waa uu ka aamusay Gudoomiyuhuna muu codayn halka Wasiiru dawlaha Arrimaha Dibada Maxamed Rashiid Sheekh Xasan ay u codeeyeen 58 Mudane Cid diidday iyo Cid ka aamustay midna may jirin, Gudoomiyuhuna muu codayn.

Masuuliyiintan ayaa noqonaya kuwii ugu horreeyey ee Golaha Wakiilladu ansixiyaan tan iyo markii uu furmay kalfadhiga 16aad ee Golaha Wakiillada oo todobaadkii hore Furmay.

Somalilandpost.net

Contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories