WAR DEG-DEG AH: Seyf al-Islam Qaddaafi oo Gacanta lagu dhigay (SAWIRRO)
Tripoli, (SLpost)- Hoggaamiyeyaal sarsare oo ka tirsan milatariga dalka Liibiya ayaa shaaciyey inay gacanta ku dhigeen Saif al-Islam Gadhafi wakhti uu ku dhuumaalaysanayey badhtamaha...
Waa lagu arkaa!: Sh. Xasan Maxamad Ibraahim
Sida badan dadku markii ay ogyihiin in dad arkayo way ka dhowrsadaan inay fal ama hadal xun ku dhaqaaqaan, walow ay jiraan dad aan...
“Wasiirka Arrimaha Dibaddu Ma Isaga Beenaale Ah Mise Dadka uu Wasiirku Wax-magaratada Ku Tilmaamay”
Maxamed DiridhabaWaxaa todobaadkii hore Beriga Magaalada London ka dhacay kulan uu Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo uu wehelinayo Wasiirkiisa Arrimaha dibadda Maxamed...
Maxkamadda Gobolka Saaxil iyo Fadeexadda Hantida Qaranka!
Tan iyo intii ay Xukuumadda cusub ee Somaliland talada dalka ku guulaysatay waxa si weyn u soo ifbaxayey waxyaabihii ay ololaha doorashadii madaxtooyada ku...
Qaar ka mid ah culimada Somaliland oo ka hawl-galaya wax-ka-qabashada Guurka Qaaliyoobay
Hargeysa, (SLpost)- Guddida Wanaag-farista iyo xumaan-reebista Somaliland, ayaa soo bandhigay qorshe cusub oo lagu xakamaynayo kharashaadka faraha badan ee ku baxa dhalinyarada is guursanaysa. Guddidan...
Wasiirka Daakhiliga Somaliland Oo Qaabiley Maleeshiyo Beeleed ku hubaysan gawaadhiga gaashaan oo ka soo jeeda Koonfurta Sanaag
Ceerigaabo, (SLpost) – Maleeshiyo beeleed ka tirsan beesha Koonfurta Gobolka Sanaag oo watay laba gawaadhida Gaashaaman ee Milatariga (Tikriko) ayaa si weyn loogu soo...
Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Iyo Maayarka Magaalada Oo Dhagax-Dhigay Dhisme Loogu Tallo-Galay Guriga Martida
Gabiley, (SLpost)– Badhasaabka Gobolka Gabiley Cali Aadan Meecaad iyo Maayarka Magaalada Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra Xaaji Gaydh) dhagax dhigay dhisme ballaadhan oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

