Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Shirweyne lagu Faaqidayo tubtii loo Horumarin lahaa Ammaanka Guud ee Somaliland oo Hargeysa uga furmay Qaramada Midoobay iyo Somaliland

Hargeysa(SLpost)– Shirweyne laba maalmood socon-doona oo lagu gorfaynayo arrimaha Ammaanka iyo sidii Horumar muuqda looga gaadhi lahaa guud ahaan Ammaanka Somaliland ayaa maanta lagu...

Hambalyo Arooska Axmed Warsame Ducaale iyo Asma Cabdirisaaq Abdilaahi (Sool)

Maareeyaha Dahabshiil Operations Center, Cabdiraxmaan Cali Cabdi, isaga oo ku hadlaya magaca Guddoonka, Boodhka, wakiillada iyo dhammaan saraakiisha iyo hawlwadeennada Shirkadda Dahabshiil - meel...

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo si diirran loogu soo dhaweeyay degmada Tog-wajaale ee gobolka Gabiley

Tog-Wajaale, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland iyo masuulliyiinta xisbiga, ayaa si diiran loogu...

Weftigii Xukuumadda ee Degmada Yagoori u tagay xalinta Isku dhacii labada Askari oo la kulmay Madax-dhaqameedka Deegaanka

Yagoori, (SLpost)-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadda Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo weftigii xukuumadda ee uu hoggaaminayey ayaa maanta kulan la yeeshay madax-dhaqameedka deegaanka Yagoori. Kulan ay...

Shirkadaha Dahabshiil Group oo ka Dhex Muuqday Hirgelinta Horyaalka Gobollada

“Isdhexgalka dhallinyarada waxa ugu weyn ee suurtegeliyaa waa kulannada kala duwan ee cayaaraha sida kuwa xulalka gobolladu isugu yimaaddaan, taas ayaana u sabab ah...

Madal Kulmisay Haldoorkii Bulshada oo lagu soo Bandhigay Diiwaanka SAMA-DOON ee Abwaan JIHEEYE

Hargeisa,  (SLpost) – Xaflad lagu daahfurayay Diiwaanka SAMA-DOON oo ah buug uu suugaantiisii ku ururiyay halabuurka da’da yar ee Ismaaciil Yuusuf Cabdi (Jiheeye)ayaa saaka...

Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka WADANI iyo wefti uu hoggaaminayo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Sheekh iyo Burcom, xafiisyana ka furtay

Burco, (SLpost)– Wefti Ballaadhan oo uu Hogaaminayo Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland  Md. Cabdiraxman Maxmed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Maanta Siweyn Loogu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img