HomeWeftigii Xukuumadda ee Degmada Yagoori u tagay xalinta Isku dhacii labada Askari...

Weftigii Xukuumadda ee Degmada Yagoori u tagay xalinta Isku dhacii labada Askari oo la kulmay Madax-dhaqameedka Deegaanka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Yagoori, (SLpost)-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadda Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo weftigii xukuumadda ee uu hoggaaminayey ayaa maanta kulan la yeeshay madax-dhaqameedka deegaanka Yagoori.
blankKulan ay yeesheen weftiga Xukuumadda Somaliland ka socda iyo madax-dhaqameedka deegaanka oo ay ku wehelinayeen  maamulka degmada ayaa looga hadlay sidii xal looga gaadhi lahaa dhacdadii ka dhacday degmadda Yagoori ee dhimashada iyo dhaawaca keentay ka dib  isku dhac dhex maray laba askari oo ka kala tirsan ciidamada Booliska iyo Qaranka.
blankMid ka mid ah madax-dhaqameedka deegaanka Caaqil Axmed Hoolif ayaa sheegay inay iyaga iyo weftiga xukuumaddu isla qaateen tubtii lagu xalinayey mushkiladda gacan-ku-dhiigluhu geystay, isla markaana aanay dhacdadani waxba ka beddeli karin nabaddii iyo wada-shaqayntii dadka deegaanka iyo ciidamada qaranka.
Waxay ahayd todobaadkii hore markii isku-dhac dhex maray askari ciidamada Qaranka ah iyo askari ka tirsan ciidamada booliska ee degmada Yagoori taasina ay sababtay inuu dhinto askarigii booliska ahaa halka askarii ciidanka qaranka ahaa ay xabbaddu ka haleeshay madaxa oo ay dhex fadhiisatay dhaawaciisana la geeyey cusbitaalka magaalada Burco.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories