Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Culimada Somaliland qaarkood oo khudbaddii Maanta kaga hadlay Dilkii foosha xukumaa ee dhawaan ka dhacay Seemaal

Hargeysa, (SLpost)- Culimaa-udiinka Somaliland ee ku nool Caasimada dalka ee  Hargaysa Iyo Magaalooyinka kale ee Wadanka ayaa maanta si adag u canbaareeyay dilkii waxashnimada ahaa ee...

Gobolkii Marti-galinayay horyaalka Somaliland isla markaana haystay Horyaalka Gobollada oo gobolka HAWD uu rikoodh-jabis kaga reebay Tartanka

Burco, (SLpost)-Xulkii gobolka martigelinayey horyaalka gobollada Somaliland isla markaana hore u haystay koobka horyaalka gobollada ayaa noqday xulkii ugu horreyey ee ku hadha wareegga...

Taliyaha Ciidamada Qaranka oo si adag uga hadlay eedaymo loo jeediyey, sheegayna inuu Dacwad maxkamadeed la galayo Xildhaan Guurtida ah

Hargeysa, (SLpost)- Taliyaha Ciimmada Qaranka Somaliland Nuux Ismaciil Taani, ayaa Maxkamadda u gudbiyey dacwad ka dhan ah Xildhibaan Golaha Guurtida ka tirsan, isla markaana...

Gudin Laba Af leh [Maanso] – W/T. Cabdiraxmaan Ubaxle

Maansadan oo soo baxday 7-12-2011 waxay iftiiminaysaa xeel dheerida murtida iyo xilkasnimada hal abuurka, dadka Alle ku manaystayna qofba in uu si ugu adeegto shar iyo khayr,...

Wasaaradda Maaliyadda oo soo rogtay Cashuur nooceedu ku cusub tahay Somaliland

Hargeysa, (SLpost) – Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa cashuuro cusub ku rogtay dadka macaamiisha u ah huteellada magaalooyinka dalka, iyada oo qof kasta oo waxa...

Khasaaraha dab goor dhawayd qabsaday Xarunta Kaboolayaasha Hargeysa

Hargeysa,(SLpost)-Dab xooggan ayaa xalay ka kacay mid ka mid ah dhismeyaal ay Farsamayaqaannada Birta Tuma iyo kuwa Kabaha u tola dadka Naafada ah oo...

Xildhibaan Bashiir Tukaale oo Xukuumada Ugu Baaqay inay u Gurmadaan Dadkii Ka Barakacay Deegaanka Seemaal, Ciidan ku filanna la Geeyo

Hargaysa (SLpost)– Xildhibaan Bashiir Sh. Xuseen Tukaale oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada Somliland ee kasoo baxay gobolka Gabiley ayaa xukuumada Somaliland ugu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img