HomeRaberto Baggio oo amaanay tayada xulka Talyaaniga iyo Kooxda Juventus

Raberto Baggio oo amaanay tayada xulka Talyaaniga iyo Kooxda Juventus

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

SLpost Sports – Halyeyga kubada cagta dalka Talyaaniga Roberto Baggio ayaa ka rajeynaya kooxda Juventus iyo xulka qaranka Talyaaniga in ay guulo waaweyn keenaan 12-ka bilood ee soo socdaa.
blankBaggio oo ka mid ahaa xiddigihi soo maray Juve iyo Italy mudadi uu ku jiray xirfadiisa kubada cagta ayaa sheegay in labada dhinacba ay soo mareen waqtiyo adag balse markaan la gaadhay xilligi ay kor u qaadi lahaayeen koobabka “Juventus way ku guuleysan kartaa xilli-ciyaareedkaan horyaalka Scudetto waana, sidoo kale waxaan hubaa in ay talaabo muhiim ah qaadi doonto Talyaaniga koobka Euro 2012.” Ayuu yidhi Baggio.
Waxa uu ka hadlay horumarka kubada cagta Talyaaniga ay sameysay xilli- ciyaareedkaan“Kubada cakta Talyaaniga waxa ay bilowday in ay iyada is hagaajiso, waxaa muuqanayo in xulka qaranka uu xooga saaray dhalinyarada waana calaamad wanaagsan, hada waxaa jira kooxo tartanka Yurub kasoo dhalaalay sida Milan, Napoli iyo Udinese.” Ayuu yidhi.
Robert Baggio ayaa ka mid ah xidigaha ugu caansan ee soo maray dalka Talyaaniga isaga oo wacdaro muujiyey sannadihii Sagaashamaadkii oo uu Xiddigga Adduunka noqday.

SLpost Sports News

sports@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories