HomeGuddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyay Caasimadda Shiinaha

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyay Caasimadda Shiinaha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Beijing,(SLpost) Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbigil-xaakimka KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi oo socdaal booqasho todobaadyo ah ugu baxay  shalay Jimcihii  dalka Chiinaha, ayaa shalay ka degey xarunta Caasimada dalkaas ee Beijing.

blankSidaa waxa lagu sheegay War-Saxaafadeed qoraal ah oo  kasoo baxay Xafiiska Xisbiga Kulmiye qaybtiisa waxrbaahinta ee magaalada Hargeysa. Waxaanu u dhignaa sidan:- “Xubnaha Weftiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxay ka degeen madaarka Caalamiga ah ee international airport ka Beijing, waxaana halkaa si farxad leh ugu soo  dhaweeyey madax sare oo ka socotay  dowlada China, kuwaas  oo ay ku jiraan Maayarka caasimada Beijing Mr: Dong iyo Saraakiil sare oo ka socotay  xisbiga talada wadankaa haya ee loo yaqaan  China Communist party. Sidoo kale Weftiga Kulmiye waxa halkaa kusoo dhoweeyay oo weheliyay masuuliyiinta soo dhowaysay  ganacsato waawayn oo ah kuwa maamula shirkadaha waaweyn ee dalka China.

blank

blankDhinaca kalena kooxo ka socday  dhalinyarada  waxbarashada u joogaa dalkaa iyo xubno ka socday  jahliyada reer somaliland ee dagan wadanka china ayaa ka qayb qaatay soo dhowaynta wefdiga, waxaana xubnahaa wefdiga loo gelbiyay Huteel loo qorsheeyay, iyadoo ay sida lagu sheegay qoraalkaa kooban ee kasoo baxay safarkooda casho sharaf loo sameeyay wefdiga Kulmiye ee ku sugan China.

blankblankGudoomiyaha Xisbiga Muxaafidka Somaliland ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi oo ay safarkaa ku weheliyaan Masuulliyiin sar sare oo ka tirsan Golaha Fulinta ee xisbiga Kulmiye, oo ay ka mid yihiin; Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo ah Afhayeenka xisbiga iyo Mudane Axmed Cabdi Xuseen oo ah xidhiidhiyaha hawlaha xisbiga, waxay mudada ay halkaa joogaan kulamo la yeelayaan masuuliyiin ka tirsan xukuumadda dalka china, ganacsato iyo saraakiil ka tirsan xisbiga China communist party.”

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories