HomeGUDIDA SHIRKII DUBUR HARU MAR IYO DIB U DHAC MIDKEE MISHEENKOODU U...

GUDIDA SHIRKII DUBUR HARU MAR IYO DIB U DHAC MIDKEE MISHEENKOODU U ISTAADHAN YAHAY?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Shir sanadkan 2011 dhexdiisii qaar ka mid ah beesha ciise muuse ku qabstay deegaanka lagu magcaabo dubur ayaa wax ka soo baxay sida la sheegay guddi  lagu magcaabay haru marinta g/saaxil

Waxana sida la sheegay gudidani ka kooban tahay 41 xubnood oo rag iyo dumarba isugu jira waxaana dadka xogagaal ahi sheegeen in gudidaa lagu dhaariyey kitaab quraan ah in ay daacad ka noqon doonaan wixii la soo faray,,

INTA AANAN U GALIN GUDIDAN AAN WAX YAR KA FAALOOD G/SAAXIL

Gobolka saaxil waa gobolka ugu dhaqaalaha badan Somaliland waana gobolka ugu dib dhacsan adeegyada aasaasiga ah, waana gobolka kaliya ee ay ka jiraan

1-      beesha 1aad  ciise muuse

2-      beesha 2aad habar yoonis

3-      beesha 3aad habar jeclo

4-      beesha 4aad sacad muuse

5-      iyo beelo yaryar oo kale

qaabka noocaa ah waxa u dhigay ama u shaxeeyey beesha ciise muuse si aan maamulka gobolka iyo kan degmada midna  cid kale u soo galin iyadoo la kaashanaaya siyaasad  maxaafid nimo waqtigan ka hor gaar ahaan xiligii marxuun cigaal, waana sababta maanta ay gudi beeleed ku sheegayaan gudi gobol

HADABA NASIIB DARADA JIRTAA WAXAY TAHAY

Nasiib dara ugu weyn ee jirtaa waxay tahay maanta markii xukuumadan cusubi u qalab qaadatay fulinta balan qaadkii ay samaysay waqtigii ololaha doorashada ee ahaa berbera dhaqaalaha ka soo baxa beersanteej fiican ayaa dib loogu soo celin doonaa si adeegyadeeda wax loogu qabto, ayaa waxa bilaaban tahay in moraacad beelaysan lagala hor yimaado iyadoo foodsaaro laga soo dhiganaayo haru mar 20 sano oo berbera dhaqaalihii ay xaqa u lahayd boors lagu xanbaari jiray aanay jirin cid ka hadasha iyo cid gudi u saarta doona,,

Sacab hadii aan xeeli ku jirin maxaa habeenkii loo tumaa

Qoladani hadii ay yihiin dad si toosa ugu duulaaya haru marka g/saaxil waxay u yeedhi lahaayeen dhamaan beelaha daga gobolka oo ah beelo aan gobolku marna ka maarmayn taladooda iyo tamartooda hadii loo fakaraayo si caafimaad qabta

Maanta berbera qofkasta oo xogagaal u ahi wuu la socdaa in aan 20 sano laga qaban wixii xukuumada madaxweyna axmed siilaanyo ka qabatay 6 bileed ee ugu horeeyey

Muwaadinnimada ay magaalada berberi maanta uga baahatay beesha ciise muuse xagaa ka timi????

Waxa taas ka sii daran amarada khaldan ee gudidan la soo faray oo ay ugu weyn tahay in ay lacag ka soo ururiyaan dhamaan wixii shaqaale beesha ciise muuse uga shaqeeya magaalada berbera , iyadoo haayad kasta loo maraaya maamulka jooga, waxaana igu maqaala in ay qayladu ka wilatay badhesaabka oo diidan iyo qolyaha fakarkan xanbaarsan

WAXA KALE OO YAABKA YAABKII AH

Kadib markii gudidan oo sidaan kor ku soo sheegay ka kooban 41 xobnood loo qaybiyey  shan shan xunood iyadoo waraaq lagu baahiyey

1-      shanta dekedda

2-      shanta haamaha

3-      shanta maxjarada

4-      shanta dawlada hoose

5-      shanta caafimaadka

6-      shanta waxbarashada

7-      shanta

8-      shanta

9-      shanta

waxayna si toosa faraha ula galeen arimo dawli ah oo aan dadk shicib ahiba wax shaqo ah ku lahayn

waxayna u muuqataa in ujeedada arinta hagaysaa tahay mocaaradad jara habawday oo laga dayey meel aanay ku jirin sababta ugu wacanina tahay maxaafidnimada ay ku raageen iyo qibrad yaraanta dhanka haru marka oo aanay buugiisaba akhrisan mudo ku dhaw 60 sano

ugu danbeyntiii

waxaan filayaa  in ay karaar jabi doonaan qolyahani sababtoo ah quraankii alif laga bilaabaayey waxay ka bilaabeen baqara, sow markaa waajib maaha in ay ku haftaan hawshan ay macageeda xanbaarteen

Cali Warsame Axmed

e-mail:- caliwarsan@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories