HomeSawir Qaade Ka Tirsan Telefiishanka Royal24 Oo Dhaawac Ka Soo Gaadhay Qarax...

Sawir Qaade Ka Tirsan Telefiishanka Royal24 Oo Dhaawac Ka Soo Gaadhay Qarax Miino Oo Ka Dhacay Jidka Dawga-Cad

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Sawir qaade Axmed Cumar Cadaani(Saafi) oo ka tirsan Telefiishanka Caalamiga ee Royal 24 tv oo fadhigiisu yahay Magaalada London ee dalka Britain, ayaa dhaawac ka soo gaadhay lugta midig,  wakhti ay maanta qaraxyo lagu banaynayo jidka Dawgacad ay samaynaysay hay’ada Somaliland u qaabilsan miino saarka ee magaceda loo soo gaabiyo NDA.
blankSawir qaadaha oo wakhtigan  lagu daaweynayo cisbitaalka gaarka loo leeyahay Gargaar oo ku yaala Magaalada Hargeysa, ayaa ay xaaladiisu aad u wanaagsan tahay, isaga oo ka soo kabanaya dhaawacii soo gaadhay saacado ka hor.
Waxaana uu sheegay in wakhtigii uu dhaawacu heleelay uu sawiro ka qaaday  qaraxyo tiradoodu dhamayd saddexa qarax oo  lagu banayanayay jidka Dawgacad, iyada oo si lama filaan ah uu  ugu dhacay dhagax  culus oo ka soo duulay dhadhaabyo la qaraxniyay.
“Meesha waxa lagu qaraxinayay ilaa saddex qarax oo kala duwanaa, labadii hore sawirada ayaan ka qaaday oo wax dhibaato ahi igamay soo gaadheen, laakiin waxa dhawaacu iga soo kii saddexaad oo ahaa  mid aan masaafo ahaan aad uga fogaa , Luga midig ayaan ka dhawaacanahay. Waxa I helay waa qadar Ilaahay, aad ayaan u ladanahay, waxaan aad ugu mahadcelinayaa saxaafada Somaliland ee i  soo booqatay” ayuu yidhi sawir qaade Axmed Cumar Cadaani oo warhaainta kula hadlayay  cisbitaalka Gargaar.

blankAxmed Cumar Cadaani ayaa  noqday sawir qaadihii ugu horeeyay ee  muqaalo naxdin leh ka soo  ka soo ka soo tebiya,  shilalka dhacay wadada Dawgacad, isaga oo  sawir xusuus ku reebay  maskaxda dadka ka soo qaaday shil  baabuur oo sababay  dhimashada dad tiradooda lagu qiyaasay  ilaa saddex iyo toban qof horaantii sannadkii 2010-kii, waxaana uu wakhtiyo kala duwan ka soo waramay masiibooyin ka dhacay halkaas.

————————————————————————–

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories