Ardaydii ugu badneyd oo ka qalin-jabisay Jaamacadda Hargeysa iyo madaxweyne Siilaanyo oo Shahaadooyinka Guddoonsiiyey
Hargeysa, (SLpost)– Waxa maanta Jaamacadda Hargeysa ka qalin jabiyey ardaydii ugu badnayd abid ee jaamacadda ka baxda kuwaas oo uu shahaadooyinka guddoonsiiyey Madaxweyne Axmed...
TACSI: Guddoomiyihii Gobolka Oodweyne Marxuum Maxamed Gahayr Xirsi…
Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Gobolka Oodweyne oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid...
Hala kala saaro Doorashada Golaha Degaanka iyo tartanka Xisbiyada iyo ururada siyaasadda
Qallinkii: Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) Sidaynu wada ognahay ama aynu la wada socono sannadkii 2002 September, waxa ay Jamhuuriyadda Somaliland ka guurtay habkii lagu aasaasay Qarankan...
Sanaag:Machadka Faafinta Islaamka oo Xafiis ka furtay Magaalada Ceerigaabo + SAWIRRO
Ceerigaabo, (SLpost)- Machadka Faafinta Islaamka ee ka hawl gala Somaliland ayaa xafiis cusub ka furtay Magalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag. Xafladda furitaanka Xafiiska Cusub oo...
Mid ka mid ah cir-bixiyeennada ugu caansan Maraykanka oo Diinta Islaamka Qaadatay
Washington, (SLpost)– Khabiirad ku xeel-dheer Cir-biyeennimada oo lagu magacaabo Sunita Williams, kana tirsan ciidamada badda Maraykanka iyo hay’adda NASA, ayaa daboolka ka qaadday in go’aankan...
Hadhwanaagnews ma shabakad wareed baa mise Guddaafad xashiish
Saxafigu iyo saxaafadu waxay leeyihiin Ethics ay raacaan,isla mar ahaantaana ka ilaaliya deel qaafka iyo meel ka dhaca. Markay arintu sidaas tahay maxaa ku kelifay...
Curadka H/Awal Shirkiisa Dubur iyo Cadceed soo Baxday midna Lama Qarin Karo
Markii aan si fiican u dhuuxay khudbadihii waayeelka ee lagasoo jeediyay shirweynihii guud ee beesha Ciise Muuse ee laga fu ray 29kii Sebtember 2011di, Geedkii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

