Wasiirradii UDUB oo Xukuumadda u soo jeediyey hadallo isugu jira Hanjabaad, Dhalleecayn, isdifaac, XodXodasho, Faan, Talooyin (DHEGAYSO)
Hargeysa, (SLpost) - Qaar ka mid ah wasiirradii hore ee Xukuumaddii Rayaale isla markaana hormood ka ah hoggaanka Xisbiga UDUB ayaa ka jawaabay hadallo...
Macno Dawladeed iyo Qabiil waa Kala Maane, bal Maxaa Macaanka iyo Nimcada kaa Maydha
Waxaynu la wada soconaa kaalinta ay saxaafaddu kaga jirto dalka ama mihnada ay dalka ugu fadhido, runtii waxaa wax lala yaabo ah wariye ka...
Madaxweyne Siilaanyo: Geesi Dalkiisa Jecel, Dadweynihiisuna ay Jecel Yihiin
Ragna guudka waysaga egyahay Goyne kala Roone Ganbi-waranka Gaashaanka Ficil Goray Dagaalkeeda Guddi murantay Waayeel Garramay Xaajo lagu Guulay Gobanimo dhamaanteed hadii la isu wada Geeyo Ma Gudboona...
Muj. Dhego-weyne iyo Xildhibaan Qabille oo si isku mid ah u dhaliilay doorka Xukuumaddu ku leedahay Shirka Dubur
Berbera, (SLpost)- Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Dhego-weyne iyo Xidhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mida Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland oo laga soo doortay Gobolka Saaxil...
Al-shabaab oo lacago baad ah awgood ku xidhay Shirkaddaha Dahabshiil, Nationlink & Telcom, ogolaadayna Hormood
Muqdisho, (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ayaa albaabada u laabtay xarumaha Shirkaddaha Dahashiil, Nationlink iyo Telcom ay ku leeyihiin guud ahaan gobollada ay ka taliyaan, isla...
Xog-hayaha Xisbiga Udub Ee Gobolka Gabiley Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Warqad Xil ka Qaadis Ahayd Oo Lagu Baahiyey Warbaahinta Qaarkood
Gabiley, (SLpost)- Xoghayaha xafiiska xisbiga Udub ee gobolka Gabiley, Aadan Maxamed Xaaji Aadan, ayaa si adag ugu jawaabay ku simaha xog-hayaha guud ee xisbiga...
Badhaadhihii kooxaha Chelsea iyo Tottenham Werwerkii Arsenal iyo Bolton
SLpost Sports - Ciyaaryahan Frank Lampard ayaa saddexley dhaliyay halka Daniel Sturridge uu isna laba gool ka dhaliyay kooxdiisii hore, iyadoo Chelsea ay shan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

