Oyster awarded exploration blocks off Djibouti with Effects of Somaliland
GUERNSEY, UK – Djibouti's government has awarded Oyster Oil & Gas four blocks covering an area of 14,100 sq km (3.5 million acres). The company...
Somaliland: A Reliable Partner in Combating Piracy
Piracy off the Horn of Africa increases every year due to constant instability in the region. In 2008, 111 vessels were attacked. Since the...
Somali News
Maraykanka oo saldhigyo qarsoodi ah ka samaysanaya dalalka Ethiopia iyo Seychelles oo ay duulayaan diyaaradaha aan cidi wadin
Washington, (SLpost)- Maamulka Maraykanka ee uu hoggaamiyo madaxweyne Obama ayaa qorshaynayo hirgelinta saldhigyo xarumo qarsoodi ah oo ay ka hawl-galaan diyaaradaha aan duuliyeyeesha lahayn,...
Madaxweyne Siilaanyo oo kulan xog-waraysi la sheegay Dalladd Ururrda aan Dawliga ahayn ee SONSAF
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay dalladda Ururrada aan dawliga ahayn ee SOMALILAND NON-STATE ACTORS...
Orodyahanka reer Somaliland ee Maxamed Farah (Mo Farah) si diiran dalka loogu soo dhaweeyay
Berbera, (SLpost)- Orodyahanka caalamiga ah ee Maxamed Faarax (Mo Farah) ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka, Madaarka Magaalada Berbera oo uu shalay ka...
Madaxweynihii hore ee Afghanistan oo la khaarajiyey isaga oo kulan la leh Xubno ka tirsan Daalibaan
Kabul, (Ogaal)- Madaxweynihii hore ee dalka Afghanistan Burhaanu Diin Rabaani iyo masuuliyiin sar sare oo ka tirsan ururka Daalibaan oo uu la lahaa kulan...
Madaxtooyada oo si adag ugu jawaabtay dhalleecayntii uga soo yeedhay masuuliyiinta labada Xisbi Mucaarad ee UDUB iyo UCID
Hargeysa, (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland ayaa si adag ugu jawaabtay hadalladii iyo eedayntii ka soo yeedhay masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka ah oo ay ku tilmaameen inay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

