Somaliland
Cali Warancade oo difaacay Masuuliyiin loo xukumay Musuq-maasuq
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Siyaasadda Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB Cali Maxamed Warrancade, ayaa si aan caddeyn u difaacay masuuliyiin dhawaan ay xukunno ku ridday...
Somaliland
Tuugta Hargeysa oo bilaabay qaab ka duwan habkii ay waxyeellada iyo boobka ugula kici jireen Dadweynaha
Hargeysa (SLpost)- Tuugta ku dhaqan Caasimadda Hargeysa ee ku shaqaysta tuugonimada, ayaa maalmihii u u dambeeyay ee Bisha barakaysan ee Ramadaan si badheedh ah...
Somaliland
Xukuumadda Siilaanyo oo Xeer-ilaalinta u gudbisay Dacwad ka dhan TV-ga Caalamiga ah ee Horn Cable
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Xeer-ilaalinta u gudbisay shalay Dacwad ka dhan ah Telifeshinka caalamiga ah ee Horn Cable TV, ka dib markii uu...
Caalamka
Liibiya: Saif Al-islam oo la qabtay, Qandaafi oo la baadi-goobayo, Tripoli oo mucaaradka u gacan-gashay & wararkii u dambeeyay
Tripoli, (SLpost)-Laba wiil oo uu dhalay Madaxweynaha Liibiya ee sii socda ayaa xalay lagu qabtay magaalada Tripoli, ka dib markii ilaa shalay dagaal kululi...
Caalamka
Budhcad-badeed Soomaali ah oo Afduubay Markab laga leeyahay Hindiya
Muscat (SLpost)- Budhcad-baddeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay Markab kuwa Shidaalka qaada ah oo laga leeyahay dalka Hindiya ay aroortii hore ee dorraad...
Ganacsi iyo Dhaqaale
Shirkada Isgaadhsiinta Casriga ah ee SOMTEL oo Xarumo cusub ka Furatey Xaafadaha Jigjigayar Iyo Dumbuluq ee Magaalada Hargeysa.
Hargeysa (SLpost)-Shirkada isgaadhsiinta Casriga ah ee somtel ayaa saaka xafiisyo cusub Ka furatay xaafadaha dumbuluq iyo jig-jiga yar ee magaalada hargaysa Xafiisyadaasi oo qaban...
Somaliland
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Dhaariyay Xubnaha Baarlamanka uga mid noqon doona Guddida Caddaaladda
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa dhaariyay qaar ka mid ah xubnaha Guddida Caddaaladda Qaranka ee ay iska soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

