Somaliland
Guddida Cadaaladda Qaranka oo shaqadii ka joojiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hargeysa
Hargaysa (SLpost)- Guddoomiyihii Makmadda Rafcaanka Gobolka Hargeysa ayaa xilkii laga qaaday ka dib wareegto shaqo-ka-joojin ah oo uu soo saaray wasiirka Caddaalada Somaliland Xuseen...
Somaliland
Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan-geliyay Xeerka Furashada ururrada Siyaasadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ku dhawaaqay Dhaqan-gelinta Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda. Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada...
Somaliland
Muj. Dhegoweyne oo ka cudur-daartay Waraysi uu siiyay baxay Wargeyska Ogaal
Hargeysa (SLpost)- Mujaahid Ibraahin Cabdillaahi Xuseen (Dhagaweyne), oo horraantii bishan barakaysan ee Ramadaan waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyey Wargeyska Ogaal, ayaa qayb...
Somaliland
Somaliland oo hay’adda UNICEF ku eedaysay ficillo lid ku ah Jiritaankeeda
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul u cambaaraysay go’aan kasoo baxay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Carruurta ee UNICEF Xafiiskeeda ka hawlgala Hargeysa. Go’aanka...
Somaliland
Muj. Cali-guray oo ka hadlay khilaafka Garabyada UCID, sharciyaddiisa iyo Cidda Saxsan
Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Cali Maxamed Yuusuf Cali (Guray), ayaa markii ugu horreysay ka hadlay awoodaha Guddiyada Fulinta ee Xisbiyada...
Somaliland
Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo u kicitimay dalka Imaaraadka Carabta
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Dibada iyo Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa shalay dalka Imaaraadka...
Somaliland
Shirkadda Al-Nuur Oo Carruurta Xarunta Agoomaha Ugu Deeqday Dharkii Ciidda
Hargeysa (SLpost) - Shirkadda Al- Nuur ayaa xarunta agoomaha Hargeysa ugu tabarucdday dharka Ciidda ee caruurta Xaruntaasi oo ka kooban shan boqol iyo sagaal...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

