HomeSomali NewsCeeb iyo Fadeexad: Ergo Dawladda Soomaaliya U Dirtay Shir Caalamiya Oo Tahriibay

Ceeb iyo Fadeexad: Ergo Dawladda Soomaaliya U Dirtay Shir Caalamiya Oo Tahriibay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost) – Xubno ka mid ahaa wefti dawladda Soomaaliya uga qayb-galay shir ka dhacayey Magaalada Geneva ee dalka Switzerland ay baxsadeen, iyagoo si qarsoodiya uga baxsaday Switzerland, si ay dalal kale iskaga dhiibaan.

Dowladda Soomaaliya, ayaa waxa si weyn u gilgilay warka sheegaya in xubno ka tirsan ergadii rasmiga ahayd ee u ambabaxday magaalada Geneva ee dalka Switzerland ay si qarsoodi ah u baxsadeen intii lagu guda jiray safar diblomaasiyadeed oo ay Soomaaliya ku matalayeen.

Xubnaha Weftiga oo ka socday Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, ayaa ujeeddadoodu ahayd ka qaybgalka Shirweynaha 113-aad ee Hay’adda Shaqaalaha Caalamka (ILO).

Ergada oo ka koobnayd 23 xubnood, ayaa la xaqiijiyay in kaliya 10 xubnood ay kasoo muuqdeen furitaanka shirka rasmiga ah, halka 13-ka kale ay si lama filaan ah uga maqnaadeen goobta shirka, laguna war helay in ay Tahriibeen, iyagoo Switzerland uga gudbeen waddamo kale.

Arrintan ayaa ceeb iyo fadeexad ku ah dawladda Soomaaliya oo ay ku matali lahaayeen shirka Geneva ka furmay, waxaana wararka dhacdadan la xidhiidha tebinaya Warbaahinta dunida.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories