Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Oo Xil-ka-qaadis, Isku-beddel iyo magacaabis ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta isku-beddel, xil-ka-qaadis iyo magacaabis ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda, gaar ahaan qaar ka mid...
Somaliland
Guddiga Fulinta SOLJA oo Baafinaya Guddoomiyihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa maanta shir ku yeeshay Xarunta Ururka ee magaalada Hargeysa, waxaanay sheegeen inay ka arrinsanayeen hawlaha...
Somaliland
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tababar u xidhay xubno ka tirsan Garsoorka Gobolka Maroodijeex
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa maanta tababar u soo xidhay 35 xubnood...
Somaliland
Garaadka Bariga Sool Oo Boorama Looga Diray Garnaqsi Xaqiiqada Loogu Sheegay
"Garaad, Ma Waxaad Doonaysaa Inaanu 700 Inan Dilno Oo Jigjiga u Qaxno" ~ Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Boorama Looga Diray Garnaqsi Xaqiiqada Loogu...
Somaliland
“Wakhtigii Dagaalku Jiray Ninkii Aanu Hiilka Ka Waynay, Maanta Ka Yeeli Mayno Waan Dagaalamayaa ” ~ Madax-dhaqameedka Awdal
"Wakhtigii Dagaalku Jiray Ninkii Aanu Hiilka Ka Waynay, Maanta Ka Yeeli Mayno Waan Dagaalamayaa " ~ Madax-dhaqameedka Awdal Oo U Quus-gooyey Cadowga Somaliland. https://youtu.be/hQNdG6vVafI
Somaliland
Baanka Dhexe Oo Suuqyada Sarrifka Ka Saaraya Lacagaha Danabaysan ee Shilinka Somaliland iyo Saamaynta Ka Dhalatay
Hargeysa (SLpost)- Baanka Dhexe ee Somaliland, ayaa war-saxaafadeed uu gelinkii dambe ee maanta soo saaray ku sheegay inay bilaabeen tallaabooyin ay ku xakamaynayaan sicir-bararka...
Somaliland
“Somaliland Rag Aan Ku Soo Dhiirran Jirin Baa Ku Soo Dhiirradaye Fadhiga Halaga Kaco” ~ Maayir Mooge
"Somaliland Rag Aan Ku Soo Dhiirran Jirin Baa Ku Soo Dhiirradaye Fadhiga Halaga Kaco" ~ Maayir Mooge https://youtu.be/32p5KUpdjQ0
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

