HomeSomali NewsSomaliland

Somaliland

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Jabuuti Oo Wasiirka Arrimaha Dibedda U Magacaabay Muwaadin Reer Somaliland Ah

Jabuuti (SLpost) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dalka, iyadoo xilka...

Danjire Bashir Good Oo Soo Bandhigay Fashilka Qorshe Ka Dhan Ah Aqoonsiga Somaliland oo Somalia u Gudbisay Maraykanka

Washington (SLpost)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ganafka ku dhufatay Qorshe xukuumadda taagta daran ee Soomaaliya ku doonayso inay kaga hortagto Aqoonsiga Dowladda Maraykanka. Xukuumadda Xasan...

Dowladda UK Oo Mowqif Cad Ka Qaadatay Wada-shaqaynta Xukuumadda Madaxweyne Cirro

London (SLpost)- Xildhibaan Sir Gavin Williamson ayaa Baarlamaanka Boqortooyada Midowday ee UK ka dhex qaaday dood ku saabsan doorka Somaliland ee amniga Geeska Afrika,...

“Ma garanayno sababta Shiinuhu u dhibsanayo xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan” – Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL

"Ma garanayno sababta Shiinuhu u dhibsanayo xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan. Maan arag dal u yeedhinaya Dal kale cidda ay xidhiidh la yeelanayaan” – Wasiirka...

Magaca Marxuum Caawa Lagu Dilay Hargeysa iyo Eedaysane Loo Qabtay Fal-dambiyeedkan

Ciidanka Booliska ee Jamhuuriyadda, ayaa shaaciyey in hawl-gal ay ciidamada Boolisku sameeyeen caawa lagu soo qabtay Eedaysane loo haysto Dilka marxuum Guuleed Maxamed Yuusuf...

“Haddii Ay Somaliland Dilaaliin Xukumaan, Dalku Xasilooni Heli-maayo”- Siyaasi Axmed Cabdalle-DIGAALE

Aqoonyahan Axmed Cabdalle Digaale oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ee qurbo-jooga ah ayaa tilmaamay in reer Somaliland dhammaan noqdeen hanti ma guuraan ah...

Shirkadda Telesom oo $250,000 Ugu Deeqday Ganacsatada Suuqa Idaacadda Oo Dhawaan Gubtay

Telesom Group ayaa $250,000 (Laba boqol iyo konton kun oo dollar) ugu deeqday dadkii khasaaruhu ka soo gaadhay dabkii ka kacay suuqa Idaacadda oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img