HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

Cali Warancade oo difaacay Masuuliyiin loo xukumay Musuq-maasuq

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Siyaasadda Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB Cali Maxamed Warrancade, ayaa si aan caddeyn u difaacay masuuliyiin dhawaan ay xukunno ku ridday...

Tuugta Hargeysa oo bilaabay qaab ka duwan habkii ay waxyeellada iyo boobka ugula kici jireen Dadweynaha

Hargeysa  (SLpost)- Tuugta ku dhaqan Caasimadda Hargeysa ee ku shaqaysta tuugonimada, ayaa maalmihii u u dambeeyay ee Bisha barakaysan ee Ramadaan si badheedh ah...

Xukuumadda Siilaanyo oo Xeer-ilaalinta u gudbisay Dacwad ka dhan TV-ga Caalamiga ah ee Horn Cable

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Xeer-ilaalinta u gudbisay shalay Dacwad ka dhan ah Telifeshinka caalamiga ah ee Horn Cable TV, ka dib markii uu...

Liibiya: Saif Al-islam oo la qabtay, Qandaafi oo la baadi-goobayo, Tripoli oo mucaaradka u gacan-gashay & wararkii u dambeeyay

Tripoli, (SLpost)-Laba wiil oo uu dhalay Madaxweynaha Liibiya ee sii socda ayaa xalay lagu qabtay magaalada Tripoli, ka dib markii ilaa shalay dagaal kululi...

Budhcad-badeed Soomaali ah oo Afduubay Markab laga leeyahay Hindiya

Muscat (SLpost)- Budhcad-baddeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay Markab kuwa Shidaalka qaada ah oo laga leeyahay dalka Hindiya ay aroortii hore ee dorraad...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Dhaariyay Xubnaha Baarlamanka uga mid noqon doona Guddida Caddaaladda

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa dhaariyay qaar ka mid ah xubnaha Guddida Caddaaladda Qaranka ee ay iska soo...

Badhasaab Ku- Xigeenka Gabiley oo Xabsiga u taxaabay Xoghayihii UDUB ee Gobolkaas

Gabiley (SLpost)- Badhsaab Kuxigeenka Gobolka Gabiley Cali Muxumed (Cali-Casoowe), ayaa Xabsiga u taxaabay Xogahayihii Xisbiga UDUB ee Gobolkaas Aadan Maxamed Xaaji (Aadan-Wali). Xadhiga Badhasaab ku-xigeenka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img