Somaliland
“Waxaan farayaa Hay’adaha Amniga, in ay daba-gal buuxa ku sameeyaan, dadka ku hawlan dibin-daabyada dalka iyo abuurista colaad sokeeye” – Madaxweyne Siilaanyo
"Waxaan leeyahay musharixiinta tartamaysa, ha filanina in aad guulaysataan qudha. Hasa-yeeshee, waa in aad filataan, oo cindigiina gelisaan, guul iyo guul darro”. "Waxaan leeyahay, ummadaha...
Somali News
Taliyihii Hore Ee Ciidamada Qaranka Oo Jawaab Adag U diray Maamulka Puntland+Asxaabta Qaranka Iyo Shacabka Somaliland-na Ku Bogaadiyay Hanaankii Ololaha Doorashada
HARGEISA (SLpost) — Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland, Mujaahid Maxamed Xasan Cabdillaahi (Jidhif), ayaa fariimo kala duwan u diray murashaxiinta saddexda xisbi siyaasadeed...
Somaliland
Nuxurka Khudbad Qiiro Gelisay Bulshada oo Murashaxa Madaxweynaha Kulmiye ka Jeediyay Beerta Xorriyadda Hargeysa
“Shacabka Somaliland waxaan ukala doorta horumar iyo dib u dhac, kala doorta koonfur oo inagu qososha iyo inaynu diidno waxay doonayso….kala doorta qarrannimadeena iyo...
Somaliland
Ujeeddada Socdaal aan hore loo shaacin oo madaxweyne Siilaanyo Gelinkii Dambe ugu baxay Dalka Itoobiya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta gelinkii dambe Safar kedis ah oo aan hore loo sii shaacin ku...
Somaliland
“Madaxweyne Siilaanyo wuxuu u gartay inuu dalka ku aamino Muuse Biixi Cabdi” – Wasiir Samsam Cabdi Aadan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo maanta markii u horeysay ka soo dhex-muuqatay fagaarayaasha Xisbiga Kulmiye muddadii uu socday...
Somaliland
“Waxaan ugu baaqayaa Shacbiga Somaliland, in ay taageeraan, isla markaana u codeeyaan, musharixiinta Xisbiga Kulmiye” Md Axmed Siilaanyo
Hargeysa (SLpost) - Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta Khudbad ka jeediyey Fagaaraha Beerta xorriyadda ee Hargeysa oo ay isugu soo baxeen...
Somali News
Somaliland: Agaasimaha Tayaynta Waxbarashada oo ka Hadlay Waajibaadka Xafiiskiisa
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha cusub ee xafiiska tayaynta waxbarashada ee wasaaradda waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Saleebaan Cumar, ayaa sharraxaad ka bixiyay hawlaha iyo shaqada uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

