Ujeeddada Socdaal aan hore loo shaacin oo madaxweyne Siilaanyo Gelinkii Dambe ugu baxay Dalka Itoobiya

Must Read

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011.

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta gelinkii dambe Safar kedis ah oo aan hore loo sii shaacin ku ugu amba-baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Madaxweynaha waxa Safarka ku wehelinaya Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire, Marwada Madaxweynaha Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md. Axmed Cali Axmed.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire oo warbaahinta la hadlay ka hor intii aanay ka dhoofin gegida diyaaradaha ee Hargeysa oo sharraxaad ka bixiyey ujeeddada socdaalka madaxweynaya, ayaa sheegay in Md Siilaanyo kulan la qaadan doono Raysal-wasaaraha dalka Itoobiya.

HOOS KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN

- Advertisement -

Latest News

Peter Harris: Somaliland Is the Strategic Ally Trump Needs Now

Peter Harris, writing in the Washington Examiner, argues that Somaliland could be a strategic ally for President Donald Trump as debate over US recognition continues.
- Advertisement -

More Articles Like This