HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tababar u xidhay xubno ka tirsan Garsoorka Gobolka Maroodijeex

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa maanta tababar u soo xidhay 35 xubnood...

Garaadka Bariga Sool Oo Boorama Looga Diray Garnaqsi Xaqiiqada Loogu Sheegay

"Garaad, Ma Waxaad Doonaysaa Inaanu 700 Inan Dilno Oo Jigjiga u Qaxno" ~ Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Boorama Looga Diray Garnaqsi Xaqiiqada Loogu...

“Wakhtigii Dagaalku Jiray Ninkii Aanu Hiilka Ka Waynay, Maanta Ka Yeeli Mayno Waan Dagaalamayaa ” ~ Madax-dhaqameedka Awdal

"Wakhtigii Dagaalku Jiray Ninkii Aanu Hiilka Ka Waynay, Maanta Ka Yeeli Mayno Waan Dagaalamayaa " ~ Madax-dhaqameedka Awdal Oo U Quus-gooyey Cadowga Somaliland. https://youtu.be/hQNdG6vVafI

Baanka Dhexe Oo Suuqyada Sarrifka Ka Saaraya Lacagaha Danabaysan ee Shilinka Somaliland iyo Saamaynta Ka Dhalatay

Hargeysa (SLpost)- Baanka Dhexe ee Somaliland, ayaa war-saxaafadeed uu gelinkii dambe ee maanta soo saaray ku sheegay inay bilaabeen tallaabooyin ay ku xakamaynayaan sicir-bararka...

“Somaliland Rag Aan Ku Soo Dhiirran Jirin Baa Ku Soo Dhiirradaye Fadhiga Halaga Kaco” ~ Maayir Mooge

"Somaliland Rag Aan Ku Soo Dhiirran Jirin Baa Ku Soo Dhiirradaye Fadhiga Halaga Kaco" ~ Maayir Mooge https://youtu.be/32p5KUpdjQ0  

“Cadowga Somaliland Waa Laga Xoreynayaa Shacabka Gobta Ah ee Laascaanood” ~ Xildhibaan Jamaal Cismaan

"Cadowga Somaliland Waa Laga Xoreynayaa Shacabka Gobta Ah ee Laascaanood" ~ Xildhibaan Jamaal Cismaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa. https://youtu.be/NtX_01tajBU

Wasiirkii hore Ee Maaliyadda oo Isbarbardhigay Miisaaniyadaha Dowladaha Somaliland iyo Somalia

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi, ayaa isbarbar-dhig ku sameeyey Miisaaniyadaha dowladaha Somaliland iyo Soomaaliya. Yuusuf Maxamed Cabdi waxa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img