Tirada Shacabka Somaliland Oo Gaadhay 6.2 Milyan iyo Qorshaha Hirgelinta Adeegyo Dhammeystiran oo ay Helaan
Hargeysa (SLpost)- Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa laga soo saaray qodobbo muhiim ah oo khuseeya horumarinta adeegyada bulshada iyo hirgelinta mashaariicda...
Somaliland
Daahir Rayaale Oo Soo Af-jaray Damacii Fashilinta Heshiiska Somaliland vs Ethiopia iyo Tuhunkii Dekedda Lughaya
Boorama (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo magaalada Boorama kulan kula qaatay bulshada gobolka Awdal, ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi...
Siyaasi Gorfeeyey Xaaladda Cakiran ee Laascaanood iyo Sababta Huwantu Uga Dareertay
Siyaasi Gorfeeyey Xaaladda Cakiran ee Laascaanood iyo Sababta Huwantu Uga Dareertay https://youtu.be/35zNFImGJFg
Ciidanka Booliska oo Sababeeyey Xadhigga Fanaanadda Ugbaad Aragsan
Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska ee Somaliland, ayaa caawa xabsiga u taxaabay fannaanadda Ugbaad Maxamuud Cabdi (Ugbaad Aragsan), waxaana asbaabaha xadhiggeeda lala xidhiidhey arrimo khuseeya...
Somaliland
Somaliland Oo Ka Hadashay Jawaab Xasan Sheekh Ka Cadhaysiisay Oo Ethiopia Ugu Quus-goysay Somalia
Jeddah (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka hadlay sababaha dowladda Soomalaiya ku kallifay inay xidhiidhka dubloomaasiyeed u goyso dalka...
Dowladda Iran oo Ansixisay Qorshe Jawaab u Noqonaya Weerar kaga Yimaadda Israel iyo Xulafadeeda
Tehran (SLpost)- Dowladda Iran ayaa sheegtay inay mar hore ansixiyeen tallaabada laga qaadayo haddii Israel samayso khalad kale oo ku xad-gudbaya xuquuqda dalka Iran. Wasiir...
Turkiga oo War Xasaasi ah Ka Soo Saaray Xiisadda Bariga Dhexe iyo Dagaalka Iran vs Israel
Ankara (SLpost)- Dowladda Turkiye ayaa ka digtay cawaaqib-xumo saamayn ku yeelata ammaanka Gobolka Bariga Dhex oo ka dhalan kara gacan-ka-hadalka dhexmaray dowladaha Iran iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

