Warqad Furan Oo Ku Socota Guddomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland
Baanka dhexe ee Jamhuriyada Somaliland waxaa uu ka mid yahay hayadaha dalka iyo dadku ka sugayaan waxqabadka lakiin ka gaabiyay inay daboolaan baahida ay...
Dawladda Somaliland Oo Hirgelinaysa Bangi Ganacsi Oo U Shaqeeya Sida Kuwa Gaarka Loo Leeyahay
Hargeysa (SLpost) - Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa ku dhawaaqay inuu hirgelinayo Bangi Ganacsi oo uu u shaqeeya sida kuwa gaarka ah loo leeyahay. Agaasimaha...
Maxaa Ka soo baxay Kulanka maanta Dhexmaray Xukuumadda Somaliland iyo Haldoorka Laascaanood?
Laascaanood (SLpost)- Xukuumadda Somaliland iyo Waxgaradka magaalada Sool, ayaa maanta ku yeeshay magaalada Laascaanood. Wasiirro ka tirsan Xukuumadda oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo...
Dalka Kenya Oo Xafiisyo Diblomaasiyadeed Ka Furanaya Waddamo Somaliland Ku jirto
Nairobi (SLpost)- Dawladda Kenya ayaa qorshaynaysa inay xafiisyo dublomaasiyeed ka furato Lix waddan oo Somaliland ku jirto horaanta sannadkan. Sida Aanu Ka Soo Xigannay warbaahinta...
Dowladda Sucuudiga Oo War Cusub Ka Soo Saaray Gudashada Waajibaadka Xajka
Maka (SLpost)- Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa war ay maanta soo saartay oo ku socda Muslimiinta Caalamka ku sheegtay in xayiraadda laga qaaday tirada xujaajta...
Maxay Tahay Sirta Uu Cali Warancade Sannadaha Badan Qarinayey ee Uu Maanta Sheegay?
Ka Daawo Muuqaalka Hoose La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo maanta hadal ka jeediyey Xaflad laysku arkay oo uu xilka kula wareegay wasiirka...
Dawladda Somaliland Oo Baaq U Dirtay Shirkadaha Dalka Jarmalka
Hargeysa (SLpost) - Dawladda Somaliland, ayaa baaq u dirtay ganacsatada iyo Maal-qabeennada caalamka si ay maalgeshi ugu sameeyaan dalka. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

