HomeDalka Kenya Oo Xafiisyo Diblomaasiyadeed Ka Furanaya Waddamo Somaliland Ku jirto

Dalka Kenya Oo Xafiisyo Diblomaasiyadeed Ka Furanaya Waddamo Somaliland Ku jirto

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi (SLpost)- Dawladda Kenya ayaa qorshaynaysa inay xafiisyo dublomaasiyeed ka furato Lix waddan oo Somaliland ku jirto horaanta sannadkan.

Sida Aanu Ka Soo Xigannay warbaahinta Business Daily Afrika, madaxweynaha Kenya William Ruto oo ku hawlan siyaasaddiisa ku wejahan dib-u-habaynta xidhiidhka dibadda, ayaa wareegtadii 1aad ee soo saaro sannadkan 2023-ka, waxa uu ku go’aamiyey inuu xafiisyo dubloomaasiyeed ka furo Lix Waddan oo kala ah Djibouti, Somaliland, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Indonesia, Switzerland iyo Tanzania, kuwaas oo isugu jira waddamo ay Kenya hore ugu lahayd safaarado iyo dalal ay Nairobi markii u horeyso ku yeelanayso xafiisyo dublomaasiyeed.

Xafiisyada dublomaasiyeed ee Kenya ka furanayso magaalooyinka Carusha, Goma iyo Bern, ayaa noqonaya qunsuliyadodalkaasi ku soo kordhinayo Safaaradihii ay hore ugu lahaayeen dalalka Tanzania, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo Switzerland.

Halka Safaaradaha la qorsheeyey inay Kenya ka furato Hargeisa, Djibouti iyo Jakarta ay noqonayaan markii u horeeyey ee dalkaasi Xafiis dublomaasiyeed ka furto dalalka Somaliland, Djibouti iyo Indonesia, sida lagu sheegay War-saxaafadeed ay baahisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya oo Warbaahintu soo xigatay.

Warku waxa uu intaas ku daray korodhka lagu sameeyey tirada Xafiisyada dublomaasiyeed ee Kenya ku leedahay caalamka ka dhigayso 66 safaarado iyo qunsuliyado, kuwaas oo kordhin doona metelaadda dibadda ee dalka Kenya, korna u qaadi doonaan xidhiidhka dhaqaale, ganacsi iyo dhaqan ee Kenya la leedahay caalamka.

Korodhka Xafiisyadan dublomaasiyeed ee Kenya, ayaa ku soo beegmaya iyadoo Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaas lagu kordhayo waax dhan oo Qaabilsan Jaaliyadda Kenya ee Caalamka ku sugan.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories