HomeDowladda Sucuudiga Oo War Cusub Ka Soo Saaray Gudashada Waajibaadka Xajka

Dowladda Sucuudiga Oo War Cusub Ka Soo Saaray Gudashada Waajibaadka Xajka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Maka (SLpost)- Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa war ay maanta soo saartay oo ku socda Muslimiinta Caalamka ku sheegtay in xayiraadda laga qaaday tirada xujaajta gudan jirtay waajibaadka Xajka oo la dhimay labadii sanno ee u dambeeyey.

Dawladda Sucuudiga waxa ay sheegtay in gudashada Xajku ku soo noqday sidii uu ahaa ka hor intii aanu Caalamka kala xidhin Caabuqa Corona Virus, kadib markii uu laba sano sannadood in ka badan hoos loo dhigay tirada dadka u socdaalla Masjidka Baraykaysan ee Xaramka.

Waajibaadka Xajka oo ah Rugni Diini ah oo ku waajibinaya qof kasta oo Muslim ahi inuu ugu yaraan hal mar soo guto haddii uu awoodo, waxa sannad kasta isugu taga malaayiin muslimiin ah waxaanu ka mid yahay goobaha waaweyn caalamku ee la isugu yimaaddo.

Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee dalka Boqortooyada Sucuudiga Tawfif Bin Fawzan Al-Rabiah, ayaa maanta sheegay in wixii hadda ka dambeeyey magaalada Maka loo soo celiyay tiradii hore ee u tagi jiray gudashada waajibaadka Xajka, iyada oo aanay jirin wax xayiraado ah oo la xidhiidha arrintaasi, sida aanu ka soo xigannay wakaaladda wararka ee Sucuudiga.

Warkan ayaa imanaya kadib muddo saddex sano ah oo dadka Xajka soo gudanayaa ay la kulmayeen xayiraado iyo tirada dadka loo oggol yahay waddan kasta oo la dhimay, taasoo sababtay inay dad badan oo awood u lahaa inay soo gutaan gudashada waajibaadka Xajka ay fursad u heli waayeen.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories