Yearly Archives: 2023

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland Oo si Ballaadhan Loogu soo dhaweeyey deegaanka Abdaal

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo kasoo laabtay safar shaqo oo ay ku tageen gobollada Togdheer...

Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda oo Tabobar Muhiim ah u Qabatay Agaasimeyaasha Maamulka iyo Lacagta ee hay’adaha Dowladda

Tabobarkan ayaa Qayb ka ah Qorsheyaasha Horumarinta Wasaaradda ee Aqoonta Nidaamka Maareynta Xogta Maamulka Maaliyadda Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Jamhuuriyadda...

“Madaxweynuhu Wuxu La Tartamayaa Laba Inan oo Ilmaadeera, Reerka u Abaabulan Inay madaxweyne helaana waa…” Oday Baashe Cabdilaahi

"Madaxweynuhu Wuxu La Tartamayaa Laba Inan oo Ilmaadeera, Reerka u Abaabulan Inay madaxweyne helaana waa Garxajis markaa..." - Oday Baashe Cabdilaahi Yaasiin https://www.youtube.com/watch?v=aZrSfDwr3zk

Garnaqsi iyo Garwaaqsi Aan Looga Baran Oo Madaxweyne Biixi Hordhigay Deegaanka Musharax Cirro

Garnaqsi iyo Garwaaqsi Aan Looga Baran Oo Madaxweyne Biixi Hordhigay Deegaanka Musharax Cirro https://youtu.be/Zvhw3fIY_-Y

Dagaalka Laascaanood: Jabkii Ugu Ballaadhnaa Oo Soo Gaadhay Kooxaha Huwanta iyo Guulaha Ciidanka Qaranka

Laascaanood (SLpost)- Ciidanka Qaranka ee Somaliland, ayaa guulo la taaban karo ka gaadhay Dagaal ballaadhan oo jihooyin kala duwan ay ka soo qaadeen kooxaha...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Sheekh

Sheekh (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa gobolka Togdheer, ayaa maanta si ballaadhan...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La yeeshay Ardayda Jaamacadaha magaalada Burco Oo su’aalo Weydiiyey

Burco (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo su’aalo iyo jawaabo la isku weydaarsaday la qaatay ardayda jaamacadaha Burco iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img