HomeMadaxweynaha Somaliland Oo Kulan La yeeshay Ardayda Jaamacadaha magaalada Burco Oo su'aalo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La yeeshay Ardayda Jaamacadaha magaalada Burco Oo su’aalo Weydiiyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Burco (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo su’aalo iyo jawaabo la isku weydaarsaday la qaatay ardayda jaamacadaha Burco iyo bahda aqooonyahanka ee gobolka Togdheer.

Madaxweynaha iyo weftigii uu hoggaaminayey ee muddooyinkii ugu dambeeyey safar shaqo ku joogay magaalada Burco, ayaa caawa kulan su’aalo lagu weydiinayo la qaatay bahda aqoonyahanka ah ee magaalada Burco oo ay hormuud u yihiin hoggaanka Jaamacaduhu, waxana uu halkaas madaxweynuhu kaga jawaabay tiro su’aalo ah oo ku saabsan dhinacyada caafimaadka, waxbarashada, Beeraha iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.

Da’yarta aqoonyahanka ah ee reer Burco, ayaa caawa madaxweynaha si furan u weydiiyey su’aalo kala duwan oo ay u baahnaayeen in loo bayaamiyo, waxana uu madaxweynuhu ardayda iyo aqoonyahankii kale ee madasha ku sugnaaba siiyey jawaabo si fiican ay ugu qanceen.

Sidoo kale, waxa ardaydu su’aalo shaqadooda ku saabsan weydiiyeen xubno wasiirro xukuumadda katirsan oo kulanka ku wehelinayey madaxweynaha qaranka, kuwaas oo bixiyey jawaabo waadix ah.

Munaasibadan oo lagu qabtay barxada hore ee Qasriga Madaxtooyada Burco ayaa waxa xusid mudan in kulanku ku bilaamay jawi rooban kuna dhamaaday roobkii oo da’aya haseyeeshee aanu kulanku istaagin si ay ardaydu uga bogtaan su’aalaha ay madaxweynaha Qaranka Somaliland waydiinayaan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories