Qalinka Aqoonyahanka
Qayb ka mid ah Taariikh-nololeedkii Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo Caawa Hargeysa Ku Geeriyooday
Illaahay ha u naxariistee waxaa caawa 14.11.2023 ku geeriyooday magaalada Riyaad ee dalka sacuudi arabiya siyaasigii weynaa Eng; Maxamed Xaashi Cilmi oo mudoba xanuun...
Somaliland
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Geerida General Jidhif iyo Maxamed Xaashi Cilmi
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay geerida ku timi Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka Mujaahid Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif)...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socday Qaramada Midoobay
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, oo ay wehelinayeen Agaasimaha Fullinta ee Guddida Xuquuqul Insaanka Qaranka Cabdisamad Sacad Xasan,...
Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Oo Xil-ka-qaadis, Isku-beddel iyo magacaabis ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta isku-beddel, xil-ka-qaadis iyo magacaabis ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda, gaar ahaan qaar ka mid...
Somaliland
Guddiga Fulinta SOLJA oo Baafinaya Guddoomiyihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa maanta shir ku yeeshay Xarunta Ururka ee magaalada Hargeysa, waxaanay sheegeen inay ka arrinsanayeen hawlaha...
Somaliland
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tababar u xidhay xubno ka tirsan Garsoorka Gobolka Maroodijeex
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa maanta tababar u soo xidhay 35 xubnood...
Somaliland
Garaadka Bariga Sool Oo Boorama Looga Diray Garnaqsi Xaqiiqada Loogu Sheegay
"Garaad, Ma Waxaad Doonaysaa Inaanu 700 Inan Dilno Oo Jigjiga u Qaxno" ~ Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Boorama Looga Diray Garnaqsi Xaqiiqada Loogu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

