Shirkadda Telesom Oo Ku Guulaysatay Shahaadada Caalamiga ah ee ISO 27001 Certified
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom Cabdikarim Maxamed Iid, ayaa Si Rasmi ah u Shaaciyey inay Shirkaddu ku guulaysatay Qaadashada shahaadada Caalamiga ah...
Hargeya Oo Laga Qiray Damaca Ethiopia ee Dekedaha Somalida & Meesha Ugu Nugul ee Ay Qabsan Karto
Hargeya Oo Laga Qiray Damaca Ethiopia ee Dekedaha Somalida & Meesha Ugu Nugul ee Ay Qabsan Karto https://youtu.be/cjnnYaaXm60
Loollanka Kursiga Guddoomiye Xigeenka 1aad ee Kulmiye oo Cirka Isku Shareeray iyo Siyaasiyiin Hankooda Soo Bandhigay
Waxa isa soo tartaya tirada siyaasiyiinta ku loolamaya kursiga Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye, waxaana jira siyaasiyiin dhalinyaro ah oo durba ka badheedhay...
Golaha Guurtida oo Ka Dhawaajiyey Fadeexado Ka Soo Ifbaxay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
Golaha Guurtida oo Ka Dhawaajiyey Fadeexado Ka Soo Ifbaxay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi https://youtu.be/1H5I37457w4
Madaxweynaha Somaliland Oo muddeeyey Doorashooyinka Ururrada Siyaasadda iyo Madaxtooyada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku muddeeyey wakhtiga la qabanayo Doorashooyinka Ururrada Siyaasadda iyo Madaxtooyada. Madaxweyne...
“Haddii Maanta Somaliland La Dumiyo Dib Isugu Iman Mayno ee Reer Kastaa Badda Ha Isku Guro waayo…” – Siyaasi Ismaaciil
"Haddii Maanta Somaliland La Dumiyo Dib Isugu Iman Mayno ee Reer Kastaa Badda Ha Isku Guro waayo..." - Siyaasi Ismaaciil oo Si Adag Uga...
Xukuumadda Somaliland Oo Ganacsatada Taiwan U Bandhigtay Fursado Maalgeshi Oo Muhiim ah
Magaalada Taipei ee Caasimadda dalka Taiwan waxa maanta ku qabsoomay kulan ballaadhan oo dhexmaray Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland iyo Madaxda Ururka TABA oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

