Xukuumadda Somaliland Oo Beesha Caalamka U soo bandhigtay Xaqiiqooyinka Dagaalka Laascaanood
Hargeysa (SLpost) - Xukuumadda Somaliland, ayaa Beesha Caalamka ku War gelisay inay Magaalada Laascaanood Ciidankeeda kula dagaalamayaan Ciidamo ay Maraykanka iyo Imaaraadku u tabobareen...
Somaliland: Ministry of Defense Provides an Update on Distressing Situation in Sool Region
“Our intelligence sources have unequivocally confirmed that the Puntland Maritime Police Force (PMPF), trained by the United Arab Emirates (UAE) to combat terrorist groups...
Warbixin ku Saabsan Socdaal Shaqo Oo Garsooreyaasha Maxkamadda Sare Ku Mareen Gobolada Bariga Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee u guurray gobolada barriga dalka ayaa u qaybsanaa saddex kooxood, oo ku kala jihaysnaa gobolada Saaxil, Togdheer iyo...
“Somaliland Waa Xaqiiqa Aan Cidina Waxba yeeli Karin” ~ Cadowga Somaliland Oo Runta Loo Sheegay
"Somaliland Waa Xaqiiqa Aan Cidina Waxba yeeli Karin" ~ Cadowga Somaliland Oo Runta Loo Sheegay https://youtu.be/XeGCLZY4UWM
Xeerka ku Saabsan Aqoonsiga Somaliland ee Baarlamaanka Ingiriiska Oo ka Gudbay Wejigiisa 1aad iyo Wakhtiga Loo ballamay
London (SLpost)- Xildhibaan Gavin Williamson Oo ka tirsan Aqalka Hoose (Commons) ee Baarlamaanka UK, ayaa fadhi Golahaasi maanta yeeshay horgeeyey mooshin xambaarsan xeer jidaynaya...
Somaliland Oo Laga Daahfuray Barnaamij Kobcinaya Tayada Waxbarashada Dugsiyada Hoose
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo sayniska Somaliland, Maxamed Axmed Diiriye (Toorno), ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay Barnaamij lagu tayaynaayo Waxbarashada Ubadka ku...
Xog Culus Oo Laga Helay Inqilaabkii 1961-kii iyo Xukunkii Lagu Riday Saraakiishii Fulisay
Cabdilaahi Koongo Oo Ka Warramay Xog Culus Oo Laga Helay Inqilaabkii Fashilmay ee 1961-kii iyo Xukunkii Lagu Riday Saraakiishii Fulisay https://youtu.be/U0zLcSTCfAU
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

