HomeXeerka ku Saabsan Aqoonsiga Somaliland ee Baarlamaanka Ingiriiska Oo ka Gudbay Wejigiisa...

Xeerka ku Saabsan Aqoonsiga Somaliland ee Baarlamaanka Ingiriiska Oo ka Gudbay Wejigiisa 1aad iyo Wakhtiga Loo ballamay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London (SLpost)- Xildhibaan Gavin Williamson Oo ka tirsan Aqalka Hoose (Commons) ee Baarlamaanka UK, ayaa fadhi Golahaasi maanta yeeshay horgeeyey mooshin xambaarsan xeer jidaynaya in dowladda Dalkaasi Aqoonsi buuxa siiyo Jamhuuriyadda Somaliland.

Mooshinka oo ay ku saxeexan yihiin Siddeed xildhibaan oo mudane Gavin Williamson ku jira, ayuu xildhibaanku horgeeyey fadhiga Aqalka Wakiillada ee Boqortooyada Ingiriiska, isaga oo hallkaas ka akhriyey xaqiiqooyin ku saabsan dhismaha dowladnimo ee Somaliland iyo sida ay u buuxisay shuruudaha Qaranimada.

“Shacabka Somaliland Waxay Inoo Hiiliyeen Wakti aynu u Baahnayn, Maantana Hiilkeena Ayay baahan Yihiin,” Sidaas ayuu Xildhibaanku ku sheegay hadalka uu maanta ka jeediyey Fadhiga Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Uk.

Hadal-jeedinta xildhibaan Gavin Williamson oo 10 Daqiiqo ahayd kaddib, waxa uu shir-guddoonka Golaha Wakiillada (House of Commons) oo ay daadihinaysay guddoomiye ku-xigeenka Madam Eleanor Laing gacanta ka saaray Mooshinka xambaarsan Xeerka Aqoonsiga Somaliland.

Xeerka oo maanta ka gudbay Wejigiisa 1aad, waxa ballamay in Aqalka Baarlamaanka UK lagaga doodo 24-ka Bisha November ee sannadkan oo ku beegan maalin Jimce ah.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories