HomeSomaliland Oo Laga Daahfuray Barnaamij Kobcinaya Tayada Waxbarashada Dugsiyada Hoose

Somaliland Oo Laga Daahfuray Barnaamij Kobcinaya Tayada Waxbarashada Dugsiyada Hoose

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo sayniska Somaliland, Maxamed Axmed Diiriye (Toorno), ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay Barnaamij lagu tayaynaayo Waxbarashada Ubadka ku jira dugsiyada hoose ee dalka.

Barnaamijka oo loogu magac-daray MEERIS DHIGAAL (Teaching at Right Level) ama TaRL, ayaa ah nidaam Waxbarasho oo Dunida ku Cusub, waxaana ilaa hadda laga hirgleiyey dhowr Waddan oo ku yaalla Qaaradda Yurub kuwaas oo ay ka mid yihiin Zambia, Uganda, Angola, Somaliland iyo Eriteria.

Kulanka uu Wasiirku ku daah-furay barnaamijkan oo socon doona muddo Dhowr maalmood ah, ayaa lagu falanqeyn sida ugu habboon ee ubadka Somaliland loo gaadhsiin lahaa barnaamijkan oo muhiimadda ugu weyn ee uu xambaarsan yahay tahay sidii kor loogu qaadi lahaa tayada waxbarashada dalalka Afrika gaar ahaan kuwa ku yaalla Bariga iyo Koonfurta qaaradda.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada oo kulanka ka hadlay, ayaa in barnaamijkani uu muhiim u yahay ardayda dalka maadama oo ardaydu ay kala baahiyo duwan yihiin, waxaanu xusay inuu barnaamijkani kor u qaadi doono Aqoon ahaan iyo farsamo ahaanba maamulka, Ardayda, macalimiinta iyo guud ahaanba bahda waxabarashada Dalka.

blankBarnaamijkan oo farsamo ahaan ay Somaliland ka taageerayso Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan sanduuqa Carruurta ee UNICEF, waxa uu si tijaabo ah uga bilaami doonaa dalka badhtamaha sannad-dugsiyeedka soo socda ee 2023/2024.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories