HomeHirgelinta Qorshe-magaaleedka Hargeysa Oo Laga Shiray

Hirgelinta Qorshe-magaaleedka Hargeysa Oo Laga Shiray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mustafe Maxamuud Cali Bile, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan lagaga arrinsaday bilowga Qorshaha Master Plan-ka ee Caasimadda Hargeysa iyo sidii loo gudo-gali lahaa sida ugu dhakhsaha badan.

Kulanka Oo Si Wada Jira U dhexmaray Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Dawladda Hoose Ee Magaaladda Hargeysa, waxa goob-joog ka ahaa maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Maxamud Warsame Jaamac Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Maxamuud Suldaan Aadan, Maayir Ku Xigeenka Caasimadda, Xoghayaha Dawladda Hoose iyo Qaar Ka mida Agaasime Waaxeedada Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Iyo Dawladda Hoose Ee Magaaladda Hargeysa.

blankWaxa ay masuuliyiintu kulankooda kaga doodeen hirgelinta Wax Kasta Oo suurto-galinaya Sidii dhakhso Loogu Bilaabi Lahaa Qorshe Magaaleedka caasimadda Hargeysa Oo hirgelintiisa baahi weyn loo qabo, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Hawlaha Guud.

Warka ka soo baxay Wasaaradda waxa uu intaas ku daray in masuuliyiintu isla qaateen dhammaystirka xog-ururin gundhig u ah hirgelinta qorshahan oo laga soo ururiyey shacabka Hargeysa, si loo helo suurto-galnimada tallaabo deg-deg ah oo lagu bilaabo hirgelinta qorshaha magaalada Hargeysa.

blankWarku waxa uu intaas ku daray in Labadda Dhinacba Muujiyeen Sida ay Uga Go’antahay Sidii Degdeg Loogu Bilaabi Lahaa In Hargeysa Oo Ah Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland yeelato Qorshe Magaaleed la jaan-qaada caasimadaha dalalka Mandaqadda iyo guud ahaan Afrika marka laga yimaaddo kuwa caalamka horumaray.

Somalilandpost.net

editor@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories