Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Maxaa Kala Qabsaday Dr Gaboose iyo Labeenta Berbera Oo Garnaqsi iyo Garowshiinyo Is-dhaafsaday?

Maxaa Kala Qabsaday Dr Gaboose iyo Labeenta Berbera Oo Garnaqsi iyo Garowshiinyo Is-dhaafsaday? Halkan Hoose ka daawo Hadalladii ay isdhaafsdeen Dr Gaboose iyo Wax-garadka Berbera https://youtu.be/9RqIW1n_xs0

Ex-Wasiir Maxamed Biixi Yoonis oo Xil Sare Looga Magacaabay Qaramada Midoobay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa loo magacaabay ergayga Nabadeynta ee waddanka Suudaan, waxaanu hormuud ka yahay...

“Annaga Ayey Masuuliyadi Naga Saaran tahay Umadda Somaliland” ~ Madax-dhaqameedka Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Kulan ay isugu yimaadeen salaadiinta, cuqaasha, waxgaradka iyo Guddida Guud ee beesha Koonfurta Hargeysa iyo Degmada Salaxley, ayaa maanta ka qabsoomay Hotel...

Ruushka oo Weerarro Hor leh ku Qaaday Caasimadda Ukraine iyo Dagaalka oo Weji kale Yeeshay

London (SLpost)- Milatariga dalka Ruushka ayaa weerarro loo adeegsaday Gantaallo iyo diyaaradaha Is-wada ku qaaday qaybo ka mid ah gobollada dalka Ukraine oo caasimadda...

Somaliland: Wasiirro iyo Masuuliyiin Saddex Bilood Shaqaynayey Oo Maanta Xilalka Loo Dhaariyey

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey xubno isugu jira wasiirro, wasiir-ku-xigeeno, gudoomiyeyaal iyo Gudoomiye ku xigeenada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img