Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Maxaa Lagu Xusuustaa 21 Octobar 1969-kii?

Waxa uu xukunkii Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed la wareegay Jenaral Maxamad Siyaad Barre 21-kii October, 1969-kii. Runtii waxay ku qabsadeen Gole sare oo la magac-baxay Golaha...

Xasaasi: Aqoonyahan Soo Bandhigay Meelaha uu Somaliland Ka Soo Galay Xannuunka Xumadda Kaneecada

Arrintan waxa si qoto-dheer u lafo-guray siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo si gaar ah farta ugu fiiqay sababaha uu Somaliland u soo gaadhay xannuunka Xumadda...

Boorama: Urur-siyaasadeedka Ogaal Oo Cududdiisa Ku Muujiyey Bilowga Madax-taabashada 1000 Qof

Boorama: Urur-siyaasadeedka Ogaal Oo Cududdiisa Ku Muujiyey Bilowga Madax-taabashada 1000 Qof https://youtu.be/4N8BM11_tLk

Boorama: Wacdarihii Ismuujinta 14 Urur-siyaasadeed Oo Cududdooda taageero Soo Bandhigay

Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka, ayaa maanta gudo-galay wejiga 2aad ee Kala Reebista Ururada, waxaanay magaalada Boorama ee gobolka Awdal ka...

Maxaa Dhexmaray Dr Gaboose iyo Xoogsata Berbera?

Dr Gaboose Oo Dhinaca Qabsaday TIX Gabay ah oo Xoogsatada Berbera Dareenkooda Ugu Muujiyeen Ka Daawo Muuqaalka Hoose https://youtu.be/MbxamBazz70

Kulan Diimeed Wacyigelin ah oo Lagu Qabtay Cusbitaalka Dhimirka ee Sahan

  Hargeysa (SLpost)- Cusbitaalka Sahan oo lagu dabiibo isla markaana xirfado lagu baro Dadka xannuunka Dhimirku hayo, ayaa maanta kulan-diimeed baraarujin ah u qabtay Xarunta...

Imaaraadka Carabta oo Maalgelin Hor Leh oo Muhiima Ka Bilaabaya Somaliland

Dalka Imaaraadka Carabta oo Maalgeshi Hor Leh oo Muhiima Ka Bilaabaya Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img