Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

“Waa Nin Cadowga Somaliland u shaqaynaya Nin maanta Suuqa Waaheen kala Fadh-fadha” Madaxweyne Biixi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay Barnaamuj ballaadhan oo Lacago loo qaybinayo dadkii ugu haynta hooseeyey ganacsatadii dhawaan...

Sahamiye Foundation oo $313,700 u Qaybiyey Boqolaal Haween ah

Hargeysa (SLpost)- Hay’adda waddaniga ah ee Sahamiye Foundation ayaa soo gabogabeeyay wejigii labaad ee lacagihii loo qaybinayey dumarkii danyarta ahaa ee khasaaruhu ka soo...

Somaliland: Waxbarasho Lacag la’aan ah oo La Siinayo Naafada iyo Danyarta

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday war farax’galiyay dadka aan la xaadkoodu dhammeyn ee baahiyaha gaarka ah qabba, iyo kuwa hayntooda dhaqaale hooseyso...

Afhayeenka Kulmiye oo Dhaliilo u jeediyey Xisbiga Waddani

Hargeysa (SLpost)- Xisbul-xaakimka tallada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa ku eedeeyay xisbiyadda mucaaradka ah inay si xun u faafiyeen dhacdadii xibsiga weyn ee Hargeysa. Afhayeenka...

Norway: Jaaliyad Isu-xil-qaantay Qaadhaan-ururinta Suuqa Waaheen

Oslo (SLpost)- Jaaliyadda Somaliland ee ku nool dalka Norway, ayaa iskugu yimid shirar is daba joog ah oo taageero dhaqaale loogu ururinayo Dib-u-dhiska Suuqa...

Jaaliyadda Somaliland ee Barafka Yurub Dhexdiisa Lacagaha ugu Ururinaya Suuqa Waaheen

Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka Norway, ayaa bilaabay olole ballaadhan oo ay qaadhaan ugu ururinayaan Dib-u-dhiska Suuqa Waaheen, waxaanay hawlaha lacag ururinta oo...

Baarlamaanka Canada Oo Bilaabay Olole Dhaqaale loogu ururinayo Suuqa Waaheen iyo Somaliland oo ka hadashay

"Waxa aan dawladda u gudbin doonaa su’aal qoraal ah oo ku saabsan Xidhiidhka Canada iyo Somaliland iyo taageerada dib u dhiska Suuqa Hargeysa" Ottawa (SLpost)-...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img